{"id":11898,"date":"2013-01-24T20:34:10","date_gmt":"2013-01-24T17:34:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11898"},"modified":"2013-01-24T20:40:33","modified_gmt":"2013-01-24T17:40:33","slug":"gudoomiyaha-gobolka-shhoose-oo-walaac-ka-muujiyey-weerarada-xarakada-al-shabaab-ay-ka-geysanayaan-gobolkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/gudoomiyaha-gobolka-shhoose-oo-walaac-ka-muujiyey-weerarada-xarakada-al-shabaab-ay-ka-geysanayaan-gobolkaasi\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Gobolka Sh\/Hoose Oo Walaac ka Muujiyey Weerarada Xarakada Al Shabaab ay ka Geysanayaan Gobolkaasi"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Siidii11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Siidii11.jpg\" alt=\"\" title=\"Gudoomiyaha Gobolka Sh\/Hoose Siidii Warsom.com\" width=\"455\" height=\"341\" class=\"alignnone size-full wp-image-11901\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Siidii11.jpg 455w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Siidii11-300x224.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 455px) 100vw, 455px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>C\/qaadir Maxamud Nuur (Siidii) Gudoomiyha Gobolka Sh\/Hoose Ee Maamulka Dowladda Soomaaliya ayaa Shaaca Ka qaaday In ay Jiraan Awood xarakada Al Shabaab Ku Leeyihiin Dhanka Howdka Ee Gobolka Sh\/hoose<\/p>\n<p>Sidii ayaa Waxa uu Qiray In Habeenkii xalay Dagaal Yahano Ka Tirsan xarakada Al Shabaab ay Weerar Culus Ku Soo Qaadeen Deegaano fara Badan Oo ka Tirsan Gobolkaasi Waxa Uuna Intaa Ku daray In Uu Dhacay Dagaal Culus<\/p>\n<p>Sdioo kale Gudoomiayah ayaa Tilmaamay Deegaanada ay Xarakada Al Shabaab Xalay Soo Weerareen Waxa Uuna Sheegay In Bartil maameedka Xalay Uu Ahaa Saldhiga Booliska, hoyga gudoomiyaha magaalada Marko, saldhiga ciidamada AMISOM ee Ceeljaale, degaanka Buufow iyo Deegaano kala Oo ka Tirsan Gobolka Sh\/hoose <\/p>\n<p>Dhanka kale Gudoomiyaha ayaa Hoosta Ka xariiqay In xalay Al Shabaab ay La Kulmeen Iska cabin waxa Uuna Ula Jeedka Weeraradaasi Ku Tilmaamay In Miinooyin Lagu aaso Deegaanada La Soo Weeraray iyo In Arbushaad la Sameeyo<\/p>\n<p>Hadalkaan Ka Soo Yeeray Gudoomiyaha Gobolka Sh\/Hoose ee Maamulka Dowladdaa Mr Siidii ayaa Imaanaya Xili Muddooyinkii Dambe Weeraro Culus ay Xarakada Al Shabaabka Fulinayeen Goobolkaasi<\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom C\/qaadir Maxamud Nuur (Siidii) Gudoomiyha Gobolka Sh\/Hoose Ee Maamulka Dowladda Soomaaliya ayaa Shaaca Ka qaaday In ay Jiraan Awood xarakada Al Shabaab Ku Leeyihiin Dhanka Howdka Ee Gobolka Sh\/hoose Sidii ayaa Waxa uu Qiray In Habeenkii xalay Dagaal Yahano Ka Tirsan xarakada Al Shabaab ay Weerar Culus Ku Soo Qaadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11898","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11898","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11898"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11898\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11902,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11898\/revisions\/11902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}