{"id":11884,"date":"2013-01-24T12:00:13","date_gmt":"2013-01-24T09:00:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11884"},"modified":"2013-01-24T12:00:13","modified_gmt":"2013-01-24T09:00:13","slug":"xarakada-al-shabaab-oo-ku-hanjabay-in-ay-dili-doonaan-maxaabiis-kenyaan-oo-gacanta-ugu-jira-hadii-aan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/xarakada-al-shabaab-oo-ku-hanjabay-in-ay-dili-doonaan-maxaabiis-kenyaan-oo-gacanta-ugu-jira-hadii-aan\/","title":{"rendered":"Xarakada Al Shabaab oo Ku Hanjabay In ay Dili Doonaan Maxaabiis Kenyaan oo Gacanta Ugu Jira Hadii Aan&#8230;&#8230;."},"content":{"rendered":"<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom<br \/>\n<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/88.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/88.jpg\" alt=\"\" title=\"88\" width=\"1280\" height=\"720\" class=\"alignnone size-full wp-image-11887\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/88.jpg 1280w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/88-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/88-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a><br \/>\nMu&#8217;asasada Al&#8217;kataa&#8217;ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa  soo gudbisay Filim ay kasoo muuqadeen  Maxaabiis dowladda Kenya laga qabtay.<\/p>\n<p>Filimka oo muddo daqiiqado ah ah la daawan karay ayay maxaabiista Kenyaatiga ah oo ka kooban 6 maxbuus codsi ugu jeedinayaan dowladooda.<\/p>\n<p>Howgal gaar ah oo ay ciidanka XSHM bishii Janaayo sanaddii 2012-ka ka fuliyeen gudaha Kenya ayaa lagusoo qabtay maxaabiistan waxaana xusid mudan in gacanta xarakada ay ku jiraan maxaabiis aan cadadoodda laheyn.<\/p>\n<p>                                 Shuruudaha lagu xiray Sii deynta Maxaabiista Kenyaatiga ah<\/p>\n<p>Dowlada Kenya waxay haysataa 3 Isbuuc oo ka bilaabanaysa Saqda dhexe Taariikhdu marka ay tahay 24-01-2013 si ay uga soo jawabaan Shuruudaha Mujaahidiinta, Hadii ay doonayaan in Nolosha Maxaabiisteeda, Shuruudahaas oo kala ah.<\/p>\n<p>1: Dowlada Kenya waa inaysii daysaa dhamaan Maxaabiista Muslimiinta ah ee ay u xir-xireen sababo la xiriira La dagaalanka Islaamka.<\/p>\n<p>2: Dowlada Kenya waa inay xaqiijiyaan in la siidaayo dadka Muslimiinta ah ee ay u gacangeliyeen Dowlada Yugaandha sababo la xiriira Dagaalka ka dhanka ah Islaamka.<\/p>\n<p>3: Sii deynta dadkaas Maxaabiista Muslimiinta ah waa in aysan wax shuruud ah ku xirnaanin isla markaana ay ay noqodaan mid  shaacsan oo aan qarsanoonayn.<\/p>\n<p>Hadii uu dhamaado waqtiga loo qabtay arintan, dhamaan Maxaabiista Gaalada ah Kenyaatiga ah ee kasoo muuqday filimkaan waxaa lagu fulin doonaa Xukun Dil ah.<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/44444444444.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/44444444444.jpg\" alt=\"\" title=\"44444444444\" width=\"1280\" height=\"720\" class=\"alignnone size-full wp-image-11886\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/44444444444.jpg 1280w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/44444444444-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/44444444444-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a><br \/>\nNuxurka Codsiga Maxaabiista oo Af-Soomaali ku Tarjuma<\/p>\n<p>Magacayu waa {Mulle Yesse}, waxaanan u hadlayaa dhamaan Maxaabiista Kenyaatiga ah ee k u jirta Gacanta Al-Shabaab.  Waxaan Codsi  iyo Fariin adag u diraynaa Dowladeena in ay ka hawlgasho sidii aan Xoriyadeena dib ugu heli lahayn. Qaar naga mid ah waxay cimrigooda intii ugu badnayd ku bixiyeen ka shaqaynta  Danaha Guud, anagoo aanan u adeegeynin oo kaliya Dowlada Kenya,  balse sidoo kale u adeegeynay  Guud ahaan Shacabka Kenya. Wax badan ayaan u dadaalnay wadankeena, hadana  waxaan u baahanahay inaad kaalintiina qaadataan oo aad naga caawisaan inaan anagoo nabad qabna dib ugu soo laabano guryeheena iyo qoysaskeena.<\/p>\n<p>Waxa aan idanka codsanayno waa inaad tixgelisaan Shuruudaha Al-Shabaab si aan anagoo bad-qabna dib ugu soo laabano wadankeena.  Sida labada Musharax-Madaxweynayaal ee kala ah  Uhuru Kenyaata iyo Wilyan Rutu inta ay khilaafaadkoodii meel iska dhigeen  ay awoodoodii u mideeyeena, waxaan ka baryaynaa Shacabka Kenya, Warbaahinta Kenya iyo Dowlada Kenya in ay dadaalkooda mideeyaan si aan Xoriyadeena dib ugu helno.<\/p>\n<p>Dowladeenu waxaa ay Ciidamada iyo Wadanka oo idil u abaabushay dagaal markii  ugu horeysey Taariikhda si ay usoo badbaadiso labo Dalxiisayaal  Reer Galbeed ah oo wadanka laga soo afduubay, Waxaan waydiinayaa Shacabka Kenya \u201c Labadaas qof ee Ajanabiga ah ma anaga ayay naga muhiimsanyihiin? Bal u fiirsada Dowladaha labadaas qofood ee Ajanabiga ah Soomaaliya uma so gelin si ay dadkooda u badbaadiyaan,  Anaguna hadii aan nahay Muwaadiniin Kenyaati ah, anaga ayaa uga xaqnimo badan in Wadankeenu uu na badbaadiyo  oo u caawiyo.<\/p>\n<p>Walaalahayga Reer Kenyoow, Naftayda iyo Nafta Muwaadiniinta kale ee Kenya ee Gacanta ugu jira Al-Shabaab waxay ku xirantahay sida aad uga soo jawaabtaan fariintaan aan idiin soo gudbinayno,  Waxaan aad uga cabsi qabaa in markan ay noqoto markii ugu dambaysay ee aad mid anaga naga mid ah Fariintiisa maqashaan oo nala khaarajiyo,  ee Fadlan  Qadariya Duruufta aan ku suganahay, waxaanad bixisaan dadaalka ugu wanaagsan ee ay suurtagalka tahay in aan Xoriyadeenii dib ugu helno.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom Mu&#8217;asasada Al&#8217;kataa&#8217;ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo gudbisay Filim ay kasoo muuqadeen Maxaabiis dowladda Kenya laga qabtay. Filimka oo muddo daqiiqado ah ah la daawan karay ayay maxaabiista Kenyaatiga ah oo ka kooban 6 maxbuus codsi ugu jeedinayaan dowladooda. Howgal gaar ah oo ay ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11884","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11888,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11884\/revisions\/11888"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}