{"id":118783,"date":"2025-11-02T23:36:05","date_gmt":"2025-11-02T20:36:05","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=118783"},"modified":"2025-11-03T00:05:13","modified_gmt":"2025-11-02T21:05:13","slug":"amar-cusub-lagu-xakameynayo-duulimaadyada-dul-mara-deegaanada-somaliland-oo-la-soo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/11\/amar-cusub-lagu-xakameynayo-duulimaadyada-dul-mara-deegaanada-somaliland-oo-la-soo-saarey\/","title":{"rendered":"Amar Cusub lagu Xakameynayo Duulimaadyada Dul Mara Deegaanada Somaliland oo La Soo Saarey."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Duulista iyo Horumarinta Garoomada Diyaaradaha ee Somaliland (MOCAAD) ayaa maanta ku dhawaaqday amar cusub oo waajibinaya in dhammaan diyaaradaha rayidka ah &#8211; kuwa jadwalka leh, kuwa aan jadwalka lahayn, iyo kuwa ganacsiguba ay soo dalbadaan ogolaansho (Overflight Permit) ka hor inta aanay soo gelin, ka gudbin, ama ku duulin hawada Somaliland.<\/p>\n<p>Amarkan cusub oo dhaqan gelaya 10-ka Nofeembar 2025, ayaa lagu sheegay war-saxaafadeed rasmi ah oo ay wasaaraddu soo saartay maanta, amarkan ayaa lagu sheegay in uu ka turjumayo in Somaliland ay madax-bannaani buuxda u leedahay maamulka\u00a0 dhulkeeda, hawadeeda iyo baddaheeda.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sheegtay in tallaabadan lagu xoojinayo ammaanka iyo maamulka duulimaadyada, lana doonayo in la hubiyo in hawada Somaliland lagu maamulo si waafaqsan xeerarka iyo habraacyada ay dejisay Hay\u2019adda Duulista Rayidka Caalamiga ah (ICAO).<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in amarkani uu leeyahay ujeeddooyin dhowr ah, oo ay ka mid yihiin in la hubiyo badqabka duulimaadyada, in la hirgaliyo nidaam ammaan ah, in la xoojiyo maamulka iyo saadaasha hawada, iyo adeegyada macluumaadka duulista, iyo in la hormariyo adeegyada badbaadinta degdegga ah (Search and Rescue) iyo taageerada degista diyaaradaha ee garoomada Hargeysa (HGA) iyo Berbera (BBO).<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay si cad u sheegtay in duulimaad kasta oo aan helin oggolaansho uu noqonayo sharci jabin iyo xadgudub ka dhan ah madax-bannaanida Somaliland, isla markaana ay ka dhalan karaan tallaabooyin sharciyeed oo adag, inkasta oo aan la sheegin sida loo fulinayo tallaabooyinka iyo waxay yihiin.<\/p>\n<p>&#8220;MOCAAD waxay ku celinaysa in ay ka go\u2019an tahay ilaalinta ammaanka, hufnaanta, iyo wada-shaqaynta duulimaadyada caalamiga ah, iyadoo uga mahadcelinaysa shirkadaha duulimaadyada iyo dalalka saaxiibka ah iskaashiga ay muujiyeen.&#8221;<\/p>\n<p>Dowlada Soomaaliya ayaa dhankeeda qoraal digniin ah oo ay soo saartay maanta fariin digniin ah ugu dirtay shirkadaha diyaaradaha ee Fly Dubai iyo Ethiopian Airways, oo ay ku eedaysay in ay Hargaysa geeyaan dad aan haysan dal-ku-galka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Duulista iyo Horumarinta Garoomada Diyaaradaha ee Somaliland (MOCAAD) ayaa maanta ku dhawaaqday amar cusub oo waajibinaya in dhammaan diyaaradaha rayidka ah &#8211; kuwa jadwalka leh, kuwa aan jadwalka lahayn, iyo kuwa ganacsiguba ay soo dalbadaan ogolaansho (Overflight Permit) ka hor inta aanay soo gelin, ka gudbin, ama ku duulin hawada Somaliland. Amarkan cusub oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":118787,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-118783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118783","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=118783"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":118793,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118783\/revisions\/118793"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/118787"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=118783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=118783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=118783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}