{"id":118710,"date":"2025-10-31T21:39:18","date_gmt":"2025-10-31T18:39:18","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=118710"},"modified":"2025-10-31T23:17:12","modified_gmt":"2025-10-31T20:17:12","slug":"masuuliyiin-xilal-ka-haya-dawladda-federalka-hadalo-ay-ku-dhaliileen-ciidamada-amniga-caasimada-oo-raiisal-wasaare-xamze-raaligelin-ka-bixiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/10\/masuuliyiin-xilal-ka-haya-dawladda-federalka-hadalo-ay-ku-dhaliileen-ciidamada-amniga-caasimada-oo-raiisal-wasaare-xamze-raaligelin-ka-bixiyey\/","title":{"rendered":"Masuuliyiin Xilal ka Haya Dawladda Federalka Hadalo ay ku Dhaliileen Ciidamada Amniga Caasimada oo Ra&#8217;iisal wasaare Xamze Raaligelin ka Bixiyey."},"content":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si weyn ugu bogaadiyay ciidamada amaanka ee ka howlgala magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho sida ay u xaqiijiyeen amniga Caasimadda.<\/p>\n<p>Xamse Cabdi Barre ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in masuuliyiin oo xilal ka haya dalka iney suurad xumeeyaan amniga Muqdisho oo uu xusay in haatan uu yahay mid aad u wanaagsan.<\/p>\n<p>\u201dCiidamada ammaanka ee sugaya amniga Muwaadiniinta waan bogaadinayaa, waxaana ka raali galineynaa hadalada aan habooneyn ee ka soo yeeray dad Masuuliyiin ah oo dalkaan xilal ka haya, ciidamadu waxay sugeen oo ay xaqiijiyeen amniga 20-ka degmo ee Muqdisho oo Caawa aan si nabad galyo ah neecaaw qabo ku dareemeyno, waana in loo mahad celiya ee maahan in hadalo aan habooneyn la tiraahdo\u201d ayuu yiri Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Xamse ayaa sidoo kale sheegay in amniga Muqdisho uu haatan marayo halkii ugu sareeysay, islamarkaana ciidamada amaanka ay ku amaanan yihiin talaabooyinka ay ku xaqiijinayaan amniga guud ee Caasimadda dalka.<\/p>\n<p>&#8220;Wasiir 10 cisho ka maqnaa dalka ayaa marku magaalada kusoo laabtey inta gaarigiisa la joojiyey lagu yiri gaarigaan 10 bari waa maqnaaye halkee, taas waxay cadeyneysa heerka feejignaanta ee ciidanka amniga ee wiilasha iyo gabdhaba leh ee u taagan habeen iyo maalin inaan nabad ku seexano&#8221;ayuu yiri Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Raysal wasaare Xamse ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha dowlada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle doorka muuqda ee uu kasoo qaatay dowlad dhiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Jabuuti waxay inoo qabatay wixii ugu haboonaa ee la qaban lahaa, waad ogtihiin oo waxay isku keeneen dad xabad iskala soo horjeeday oo aanan is arki karin oo markii ay is arkaana kala didaya 2000 oo ruux ayay isku keeneen oo mudo dheer shir u hayeen oo ay waqti ku bixiyeen, wixii meeshaa kasoo baxayna waxay ahayeen wixii ugu haboona&#8221; ayuu yiri Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Mahadcelinta Raysal wasaare Soomaaliya uu u jeediyay madaxweynaha Jabuuti iyo Shacabka dalkiisa ayaa kusoo aadeysa, iyadoo Shalay magaalada Carta ee dalka Jabuuti lagu xusay sanad guuradii 25-aad ee kasoo wareegatay markii halkaas dib loogu yagleelay dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si weyn ugu bogaadiyay ciidamada amaanka ee ka howlgala magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho sida ay u xaqiijiyeen amniga Caasimadda. Xamse Cabdi Barre ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in masuuliyiin oo xilal ka haya dalka iney suurad xumeeyaan amniga Muqdisho oo uu xusay in haatan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":118711,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-118710","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118710","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=118710"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":118737,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118710\/revisions\/118737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/118711"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=118710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=118710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=118710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}