{"id":11847,"date":"2013-01-23T19:04:08","date_gmt":"2013-01-23T16:04:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11847"},"modified":"2013-01-23T19:13:07","modified_gmt":"2013-01-23T16:13:07","slug":"bannaan-bax-lagu-taageeraya-ictiraafka-mareykanka-uu-siiyey-soomaaliya-oo-maanta-ka-dhacay-degmada-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/bannaan-bax-lagu-taageeraya-ictiraafka-mareykanka-uu-siiyey-soomaaliya-oo-maanta-ka-dhacay-degmada-afgooye\/","title":{"rendered":"Bannaan Bax Lagu Taageeraya Ictiraafka Mareykanka uu Siiyey Soomaaliya oo Maanta Ka Dhacay Degmada Afgooye"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/91.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/91.jpg\" alt=\"\" title=\"9\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignnone size-full wp-image-11850\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/91.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/91-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>Dibax Bax Ballaaran oo ay Ka Soo Qayb Galeen Kumaan Ruux ayaa Maanta Ka Dhacay Guadaha Degmada Agooye ee Gobolka Sh\/Hoose <\/p>\n<p>Bannaan Baxaani ayaa Waxaa Soo qaban qaabiyey Maamulka Gobolka gaar Ahaan  kan Degmada Afgooye Waxaana Lagu taageerayey Go\u2019aankii Uu Dowladda mareykanka Ku Aqoonsatay Jiritaanka Wadanka Soomaaliya<\/p>\n<p>Maamulka Degmada Afgooye ayaa Goob fagaare ah Kula Hadlay Shacabka waxa ayna U sheegeen In Laga baxay Xaaladihii Horey ay U soo Mareen Shacabka Soomaaliyeed <\/p>\n<p>Bannaan Baxaani ayaa Imaanaya Xilli Dhawaan Dibad Bax Weyn Uu Ka Dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Soomaaliya <\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Dibax Bax Ballaaran oo ay Ka Soo Qayb Galeen Kumaan Ruux ayaa Maanta Ka Dhacay Guadaha Degmada Agooye ee Gobolka Sh\/Hoose Bannaan Baxaani ayaa Waxaa Soo qaban qaabiyey Maamulka Gobolka gaar Ahaan kan Degmada Afgooye Waxaana Lagu taageerayey Go\u2019aankii Uu Dowladda mareykanka Ku Aqoonsatay Jiritaanka Wadanka Soomaaliya Maamulka Degmada Afgooye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11847","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11847"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11851,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11847\/revisions\/11851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}