{"id":118368,"date":"2025-10-13T21:36:18","date_gmt":"2025-10-13T18:36:18","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=118368"},"modified":"2025-10-13T23:04:26","modified_gmt":"2025-10-13T20:04:26","slug":"xamaaz-iyo-israaiil-oo-la-kala-wareegaya-maxaabiis-iyo-socdaalka-madaxweyne-trump-ee-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/10\/xamaaz-iyo-israaiil-oo-la-kala-wareegaya-maxaabiis-iyo-socdaalka-madaxweyne-trump-ee-israaiil\/","title":{"rendered":"Xamaaz iyo Israa&#8217;iil oo La Kala Wareegaya Maxaabiis iyo Socdaalka Madaxweyne Trump ee Israa&#8217;iil"},"content":{"rendered":"<p>Xarakada Xamas ayaa sii daysay toddoba maxbuus oo Israa\u2019iili ah, kuwaas oo loo dhiibay Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC), taasoo ah wejiga koowaad ee heshiiska xabbad-joojinta ee lagu soo afjarayo dagaalka Qasa.<\/p>\n<p>Warbaahinta Israa\u2019iil ayaa sheegtay in kumannaan qof oo isugu soo baxay magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi ay sacab iyo farxad isla oogsadeen kadib markii la xaqiijiyey in maxaabiista ay Xamaas siidaysay ay gacanta ku hayaan hay\u2019adaha samafalka.<\/p>\n<p>Ciidamada Israa\u2019iil ayaa xaqiijiyey sii daynta maxaabiista, iyagoo sheegay in toddobada maxbuus lagu wado daawayn caafimaad oo degdeg ah. Dadka la sii daayay ayaa magacyadooda lagu sheegay Matan Angrest, Gali iyo Ziv Berman, Alon Ohel, Eitan Mor, Omri Miran, iyo Guy Gilboa Dalal.<\/p>\n<p>Qoysaskooda ayaa dib ula midoobi doona ka hor inta aan loo gudbin isbitaallada dalkooda.<\/p>\n<p>Wararka la helayo ayaa sheegay in dadka la sii daayay ay ku sugan yihiin xaalad caafimaad oo wanaagsan isla markaana aanay u baahnayn gargaar caafimaad oo degdeg ah. Dhanka Falastiiniyiinta, kumannaan qof ayaa isugu soo baxay magaalada Khan Younis si ay ugu dabaal degaan sii daynta maxaabiista reer Falastiin ee ku jiray xabsiyada Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Heshiiskan cusub ayaa dhigaya in Xamas ay sii dayso 20 maxbuus oo Israa\u2019iili ah, halka Israa\u2019iil ay xabsiyada ka sii dayn doonto ku dhawaad 2,000 oo Falastiiniyiin ah, oo intooda badan aan si rasmi ah loo maxkamadeyn. Waxaa la sheegay in qaar ka mid ah maxaabiista Falastiiniyiinta ay yihiin dad xukuman, oo ay ku jiraan 250 qof oo xabsi daa\u2019in lagu xukumay.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, hoggaamiyaha caanka ah ee Falastiiniyiinta Marwan Barghouti kuma jiro liiska dadka la sii daynayo, sida ay sheegtay dowladda Israa\u2019iil. Qoysaska qaar ee maxaabiista Falastiiniyiinta ayaa lagu wargeliyey inaysan qaban dabaaldegyo iyo in ayna la hadlin warbaahinta.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Israa\u2019iil ayaa diyaarinaysa inay soo celiso maydadka 28 maxbuus oo la xaqiijiyey inay ku dhinteen gacanta Xamas. Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in sii dayntoodu ay tahay \u201cwaqti dareen iyo qaranimo leh,\u201d isaga oo ugu baaqay shacabka Israa\u2019iil inay midnimo muujiyaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Axaddii ka baxay saldhigga milatari ee Andrews, isagoo kusii jeeda Israa\u2019iil. Safarkiisa waxaa ku weheliya Xoghayaha Arrimaha Dibadda Marco Rubio, Xoghayaha Dagaalka Pete Hegseth, iyo Madaxa CIA John Ratcliffe. Trump ayaa sheegay in heshiiskan uu yahay \u201cwaqti taariikhi ah\u201d oo soo afjari doona dagaalka Qasa.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Xamas ayaa sii daysay toddoba maxbuus oo Israa\u2019iili ah, kuwaas oo loo dhiibay Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC), taasoo ah wejiga koowaad ee heshiiska xabbad-joojinta ee lagu soo afjarayo dagaalka Qasa. Warbaahinta Israa\u2019iil ayaa sheegtay in kumannaan qof oo isugu soo baxay magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi ay sacab iyo farxad isla oogsadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":118370,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-118368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=118368"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":118386,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118368\/revisions\/118386"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/118370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=118368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=118368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=118368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}