{"id":118348,"date":"2025-10-12T21:41:29","date_gmt":"2025-10-12T18:41:29","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=118348"},"modified":"2025-10-12T22:23:23","modified_gmt":"2025-10-12T19:23:23","slug":"daahfurka-wadatashi-qaran-ee-istiraajiyada-isbedelka-dhijitalka-oo-soomaaliya-hirgelisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/10\/daahfurka-wadatashi-qaran-ee-istiraajiyada-isbedelka-dhijitalka-oo-soomaaliya-hirgelisay\/","title":{"rendered":"Daahfurka Wadatashi Qaran ee Istiraajiyada isbedelka Dhijitalka oo Soomaaliya Hirgelisay."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay Wada-tashi Qaran oo laba maalmood socon doona, kaasoo diiradda lagu saarayo diyaarinta iyo hirgelinta Istaraatiijiyadda Isbeddelka Dhijitaalka ee dalka ee sanadaha 2025 ilaa 2030.<\/p>\n<p>Wadatashigan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay wakiillo ka kala socday wasaaradaha dowladda, hay\u2019adaha qaranka, shirkadaha isgaarsiinta, iyo bahda tiknoolajiyadda dalka, Ujeedada ugu weyn ayaa ah in la isdhaafsado aragtiyo ku aaddan kobcinta adeegyada dhijitaalka ah, hal-abuurka, iyo dhismaha kaabayaal casri ah oo dalka u horseedi kara horumar waara.<\/p>\n<p>Mustafa Almahdi, oo ah Sarkaalka Barnaamijyada ee Xafiiska Carabta ee Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU), ayaa ka mid ahaa mas\u2019uuliyiintii ka hadlay furitaanka, Wuxuu xusay in ITU ay si buuxda u garab taagan tahay Soomaaliya, isla markaana ay door muuqda ka qaadan doonto hirgelinta aragtida dhijitaalka ee dalka.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale carabka ku adkeeyay muhiimadda iskaashi caalami ah uu ku leeyahay horumar waara oo dhijitaal ah.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, Mustafa Yaasin Sheikh, ayaa ku tilmaamay istaraatiijiyadda cusub mid horseedi doonta horumar dhijitaal oo waara, taasoo dalka u suurtagelin doonta in uu yeesho nidaam casri ah oo adkeysi leh, lagana wada faa\u2019iideysto. Wuxuu sidoo kale sheegay in iskaashi xooggan oo u dhexeeya dowladda, ganacsatada gaarka loo leeyahay iyo bah-wadaagta caalamiga ahi uu muhiim u yahay hirgelinta istaraatiijiyadda.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali), oo isna furitaanka ka hadlay, ayaa sheegay in istaraatiijiyadda ay noqon doonto hagaha guud ee mideynaya dhammaan hindisayaasha la xiriira teknoolajiyadda iyo isgaarsiinta ee dalka. Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saaraysay isku-duwidda siyaasadaha, maalgelinta kaabayaasha dhijitaalka ah, iyo tayeynta shaqaalaha si loo dardargeliyo horumarinta adeegyada bulshada iyo kobaca dhaqaalaha.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay Wada-tashi Qaran oo laba maalmood socon doona, kaasoo diiradda lagu saarayo diyaarinta iyo hirgelinta Istaraatiijiyadda Isbeddelka Dhijitaalka ee dalka ee sanadaha 2025 ilaa 2030. Wadatashigan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay wakiillo ka kala socday wasaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":118349,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-118348","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=118348"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":118366,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118348\/revisions\/118366"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/118349"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=118348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=118348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=118348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}