{"id":11832,"date":"2013-01-23T17:55:36","date_gmt":"2013-01-23T14:55:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11832"},"modified":"2013-01-23T18:04:50","modified_gmt":"2013-01-23T15:04:50","slug":"cnaasir-seeraar-war-aan-raaskamboni-la-socon-lagama-diri-karo-kismaayo-awaamirtaan-weriyihii-u-hogaansami-waaya-ha-iska-jiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/cnaasir-seeraar-war-aan-raaskamboni-la-socon-lagama-diri-karo-kismaayo-awaamirtaan-weriyihii-u-hogaansami-waaya-ha-iska-jiro\/","title":{"rendered":"C\/Naasir Seeraar \u201c War Aan Raaskamboni La Socon Lagama Diri Karo Kismaayo Awaamirtaan Weriyihii U Hogaansami Waaya Ha Iska Jiro\u201d"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Seeraar1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Seeraar1.jpg\" alt=\"\" title=\"Seeraar\" width=\"533\" height=\"449\" class=\"alignnone size-full wp-image-11835\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Seeraar1.jpg 533w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Seeraar1-300x252.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 533px) 100vw, 533px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>Jabahada Ururka raaskambooni ayaa Awaamir Adag Dul Dhigay saxafiyiinta Ka Howl Galo Magaalada kismaayo Ee caasimad Goboleedka J\/Hoose <\/p>\n<p>Afhayeenka Jabhada Raaskambooni C\/Naasir Seerar Oo isu Yeeray Dhammaan Weriyeyaasha Ka Howl Gala Magaalada Kismaayo ayaa Waxa Uu U Sheegay In Laga Bilaabo Maanta aysan Cidna Diri Karin war Uusan ka war Qabin maamulka Magaalada Kismaayo<\/p>\n<p>Sdioo kale Afhayeenka ayaa U Sheegay Saxafiyiinta In Subax Waliba Xilliga Shaqada ay Yimaadaan Xarunta Maamulka isla markaan ay Soo Gudbiyaan Wararka ay Dirayaan Si Loola socda Xaaladooda Sidaas Waxaa Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom U Sheegay Mid Ka Mid ah saxafiyiintii Ka qayb Galay Kulanka<\/p>\n<p>Waa Cadaadis Hor Leh Oo Ku Soo Kordha saxafiyiinta Soomaaliyeed Mana Jirto Wax U harsan Oo kalifilaa In ay Shaqo Joojin Sameeyaan Maadama Horey Loo Dilay La Xidhay haatanna Lagu Amray Arin ka Dhan ah Xuriyatul Qowlka Saxaafadda  <\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Jabahada Ururka raaskambooni ayaa Awaamir Adag Dul Dhigay saxafiyiinta Ka Howl Galo Magaalada kismaayo Ee caasimad Goboleedka J\/Hoose Afhayeenka Jabhada Raaskambooni C\/Naasir Seerar Oo isu Yeeray Dhammaan Weriyeyaasha Ka Howl Gala Magaalada Kismaayo ayaa Waxa Uu U Sheegay In Laga Bilaabo Maanta aysan Cidna Diri Karin war Uusan ka war [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11832","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11832","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11832"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11832\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11836,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11832\/revisions\/11836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}