{"id":11828,"date":"2013-01-23T17:41:23","date_gmt":"2013-01-23T14:41:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11828"},"modified":"2013-01-23T18:22:49","modified_gmt":"2013-01-23T15:22:49","slug":"madaxweyne-xasan-gur-guurte-oo-kulan-la-yeeshay-wafdi-ka-socday-deeq-bixiyayaasha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/madaxweyne-xasan-gur-guurte-oo-kulan-la-yeeshay-wafdi-ka-socday-deeq-bixiyayaasha-caalamka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Gur Guurte oo Kulan La Yeeshay Wafdi Ka Socday Deeq Bixiyayaasha Caalamka"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/untitled1.bmp\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/untitled1.bmp\" alt=\"\" title=\"untitled\" class=\"alignnone size-full wp-image-11830\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriayada Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh maxamuud Gur Guurte ayaa Waxaa Kulan Xasaasi garoonka And Adde Kula qaatay Wafdi Ka Socday Deeq Bixiyeyaasha caalamka<\/p>\n<p>Madaxweynaha Iyo Wafuudaani ayaa Waxa ay Kawada Hadleen Arimo ay ka Mid Tahay Sidii Loo Xoojin Lahaa Caawinaado Ummada Soomaaliyeed Iyo In Deeqaha Si Toos ah Loogu Gacan Galiyo Dowladda Soomaaliya Maadama Dowlddii KMG Xilligeeda Loo Marin Jiray Hay\u2019addaha Samafalka <\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa Goob Joog ka ahaa wasiirka wasaarada Maaliya oo Si Sare Ula Socday Kulanka Iyo Ula Jeedka Deeq Bixiyayaasha <\/p>\n<p>Waa Kulankii Ugu Horeeyey Ee Madaxweyne xasan Shiikh Uu Muqdishi Kula Qaato Wafuud Anaajib ah tan Iyo Markii Uu wsaakay ka Soo laabtay Safar Uu Dalka Dibbadiisa Ugu Maqnaa<\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Madaxweynaha Jamhuuriayada Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh maxamuud Gur Guurte ayaa Waxaa Kulan Xasaasi garoonka And Adde Kula qaatay Wafdi Ka Socday Deeq Bixiyeyaasha caalamka Madaxweynaha Iyo Wafuudaani ayaa Waxa ay Kawada Hadleen Arimo ay ka Mid Tahay Sidii Loo Xoojin Lahaa Caawinaado Ummada Soomaaliyeed Iyo In Deeqaha Si Toos ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11828","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11828"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11843,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11828\/revisions\/11843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}