{"id":118175,"date":"2025-10-05T22:34:00","date_gmt":"2025-10-05T19:34:00","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=118175"},"modified":"2025-10-05T23:35:10","modified_gmt":"2025-10-05T20:35:10","slug":"maaulada-soaliland-iyo-puntland-oo-heshiis-iskaashi-amni-iyo-wadashaqeyn-ku-kala-saxiixday-nairobi-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/10\/maaulada-soaliland-iyo-puntland-oo-heshiis-iskaashi-amni-iyo-wadashaqeyn-ku-kala-saxiixday-nairobi-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Maamulada Somaliland iyo Puntland oo Heshiis iskaashi Amni iyo Wadashaqeyn ku kala Saxiixday Nairobi Dalka Kenya."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka kala socday Somaliland iyo Puntland ayaa markii ugu horreysay yeeshay kulan fool ka fool ah oo lagu qabtay magaalada Nayroobi, ee caasimadda dalka Kenya, 4\u20135 October 2025, kaas oo lagu gaadhay is-afgarad ku saabsan in labada dhinac ka wada shaqeeyaan amniga, nabada, iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Kulankan, oo ay ka qayb galeen wasiirro iyo saraakiil sare oo labada dhinac ka kala socday, ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan xidhiidhka Somaliland iyo Puntland.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Warsaxaafadeed laga soo saaray kulanka ayaa lagu sheegay in shirku uu dhiirrigeliyay wada shaqeynta hay\u2019adaha amniga ee labada dhinac, isla markaana uu abuuray jawi cusub oo lagu dhisayo kalsooni iyo is-aaminaad.<\/div>\n<\/div>\n<p><b>Qodobadii ugu muhiimsanaa ee lagu heshiiyey:<\/b><br \/>\n<b><br \/>\n1. Iskaashiga Arrimaha Amniga<\/b><br \/>\nLabada dhinac ayaa ku heshiyey in ay si wadajir ah uga hortagaan kooxaha argagixisada sida Al-Shabaab iyo Daacish, isla markaana iska kaashadaan sugidda amniga xuduudaha. Waxaa kale oo lagu ballamay in la xoojiyo iskaashiga badaha iyo la-dagaalanka dambiyada abaabulan ee saameeya dhaqaalaha iyo amniga gobolka.<\/p>\n<p><b>2. Nabadeynta Bulshada<\/b><br \/>\nShirka ayaa lagu muujiyey muhiimadda ay leedahay in si degdeg ah loo soo afjaro colaadda Ceerigaabo iyo deegaannada ku dhow, laguna dhiirrigeliyo barakacayaasha inay si nabad ah ugu laabtaan guryahooda. Waxaa lagu bogaadiyey doorka Madaxweynaha Somaliland ee gogosha nabadda, iyo ka-qaybgalka Puntland ee dadaalladaas nabadeed.<\/p>\n<p><b>3. Xoojinta Ganacsiga iyo Isu-socodka Bulshada<\/b><br \/>\nLabada dhinac waxay isku raaceen in la xoojiyo isu-socodka dadka iyo ganacsiga, iyo in la sameeyo kaabayaal dhaqaale oo isku xidha deegaannada labada dhinac si kor loogu qaado fursadaha horumarineed ee gobolka.<\/p>\n<p><b>4. Siyaasadda Maamulka Hawada<\/b><br \/>\nShirka ayaa cambaareeyay siyaasada ay Soomaaliya ku dhaqdo isticmaalka hawada ee duulimaadyada rayidka ah, isagoo ku baaqay in arrimaha hawada lagu maareeyo si waafaqsan shuruucda iyo heshiisyada caalamiga ah.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedka lagu soo gabagabeeyay kulanka ayaa lagu sheegay in Somaliland iyo Puntland ay ka go\u2019an tahay: In ay joogteeyaan wadashaqeynta iyo wada-xaajoodyada danaha labada dhinac. In ay dhiirrigeliyaan nabadda, horumarka iyo iskaashiga gobolka. In ay soo dhaweynayaan kaalinta Beesha Caalamka ee taageerada nabadda iyo la-dagaalanka argagixisada.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2025\/images\/Oct\/2025105638952517735040133.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2025\/images\/Oct\/2025105638952518131836427.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka kala socday Somaliland iyo Puntland ayaa markii ugu horreysay yeeshay kulan fool ka fool ah oo lagu qabtay magaalada Nayroobi, ee caasimadda dalka Kenya, 4\u20135 October 2025, kaas oo lagu gaadhay is-afgarad ku saabsan in labada dhinac ka wada shaqeeyaan amniga, nabada, iyo dhaqaalaha. Kulankan, oo ay ka qayb galeen wasiirro iyo saraakiil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":118178,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-118175","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118175","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=118175"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":118191,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118175\/revisions\/118191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/118178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=118175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=118175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=118175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}