{"id":118123,"date":"2025-10-04T00:26:35","date_gmt":"2025-10-03T21:26:35","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=118123"},"modified":"2025-10-04T04:28:14","modified_gmt":"2025-10-04T01:28:14","slug":"dawladda-kenya-oo-damiin-lacageed-ku-siideysay-labo-wiil-soomaali-ah-lagu-eeedeeyey-in-ay-calanka-kenya-u-gafeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/10\/dawladda-kenya-oo-damiin-lacageed-ku-siideysay-labo-wiil-soomaali-ah-lagu-eeedeeyey-in-ay-calanka-kenya-u-gafeen\/","title":{"rendered":"Dawladda Kenya oo Damiin Lacageed ku Siideysay Labo Wiil Soomaali ah lagu Eedeeyey in ay Calanka Kenya u Gafeen.."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa dammiin lacageed oo gaaraya 50,000k.sh oo u dhiganta $387,15 kusii daysay Labo dhalinyaro Soomaali ah oo loo haystay inay sharaf dhac u geysteen calanka dalka Kenya.<\/p>\n<p>Carruurtan oo aan qaan-gaarin ayaa lagu wareejiyay qaraabadooda Kenyaanka ah, waxaana loo sheegay in labadan carruurta ah ay soo saaraan maxkamad mar kasta oo loo baahdo.<\/p>\n<p>Garsooraha maxkamadda ayaa intaa ku daray in dukumeentiyadooda siideyntooda ay saxiixaan labo damiin oo mid ka mid ah uu yahay Kenyan.<\/p>\n<p>Dhalinyaradu weli wax racfaan ah kama qaadan saddexda dacwadood ee uu ku soo oogay agaasimaha dacwad oogista (DPP) Renson Ingonga.<\/p>\n<p>Maxkamadeyntooda waxay sugeysaa soo gudbinta warbixinta sarkaalka asluubta si loo xaqiijiyo da&#8217;dooda, iyo warbixinta sarkaalka daryeelka carruurta (CBO) si loo ogaado inay dhiganayeen dugsi iyo sababaha ay ku yimadeen Kenya.<\/p>\n<p>Garsooraha maxkamada Gitau ayaa sidoo kale faray xafiiska in ay xaqiijiyaan in labada wiil oo 14 jir iyo 17 jir ah ay ku sugnaayeen Kenya iyo in kale.<\/p>\n<p>Warbixinnada ayaa lagu sheegay in maxkamadda la horgeeyo Oktoobar 8, 2025, markaas oo eedeymaha loo akhrin doono carruurta aan qaan-gaarin.<\/p>\n<p>Waxa ay wajahayaan eedeymo ah in ay Kenya si sharci darro ah ku joogeen, iyaga oo meel ka dhac ku ah astaanta qaranka \u2013 calanka Kenya \u2013 iyo in ay rabshado sameeyeen. Garsooraha maxkamadda ayaa xusay in iyadoo eedeymaha ay yihiin kuwo halis ah oo taabanaya sharciyada socdaalka, carruurta aan qaan-gaarin weli ma aysan gelin rafcaan.<\/p>\n<p>Labada carruur oo lagu hayay Saldhigga Booliska ee Gigiri Qaybta Ilaalinta Carruurta ma fahmayaan Ingiriisi iyo Kiswahili midkood. Garsooruhu wuxuu amray in loo diyaariyo turjumaan maxkamadeed.<\/p>\n<p>Qareenka difaacayay Ismael Nyaribo ayaa maxkamada ku wargaliyay in hooyooyinka wiilasha ay ka soo safreen Soomaaliya si ay maxkamada uga caawiyaan sidii ay caddaalad u heli lahaayeen iyo in ay caruurtooda gacanta ku dhigaan.<\/p>\n<p>&#8220;Iyadoo la sugayo qiimeynta da&#8217;da iyo warbixinnada dhallinta, labada tuhmane waxay joogi doonaan saldhigga booliiska Gigiri ee CPU muddo afar maalmood ah,&#8221; garsooraha ayaa xukumay.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa daba socotay codsi ka yimid xeer ilaalinta oo ku dooday in da\u2019da dhabta ah ee eedeysanayaasha aysan weli xaqiijin xafiiska carruurta ee Islii ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Mr Nyaribo ayaa maxkamadda u sheegay in wiilashu aysan waxba galabsan.<\/p>\n<p>&#8220;Waxay si fudud u ciyaarayeen kubbadda cagta, mana ka lahayn ujeedo xun oo ay ku ceebeeyeen calanka,&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Waxa uu intaasi ku daray in arrintaasi aysan noqon doonin mid u dhexeysa Kenya iyo Somalia oo ay isku heystaan, isagoo carrabka ku adkeeyay in dhalinyaradaasi ay Kenya u joogaan inay soo booqdaan qaraabadooda.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa dammiin lacageed oo gaaraya 50,000k.sh oo u dhiganta $387,15 kusii daysay Labo dhalinyaro Soomaali ah oo loo haystay inay sharaf dhac u geysteen calanka dalka Kenya. Carruurtan oo aan qaan-gaarin ayaa lagu wareejiyay qaraabadooda Kenyaanka ah, waxaana loo sheegay in labadan carruurta ah ay soo saaraan maxkamad mar kasta oo loo baahdo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":118124,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-118123","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118123","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=118123"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":118135,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/118123\/revisions\/118135"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/118124"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=118123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=118123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=118123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}