{"id":11796,"date":"2013-01-22T15:52:33","date_gmt":"2013-01-22T12:52:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11796"},"modified":"2013-01-22T16:05:23","modified_gmt":"2013-01-22T13:05:23","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-mr-fiqi-oo-ka-qayb-galay-kulan-looga-hadlayey-sidii-loo-qaadi-lahaa-cuna-qabateynta-hubka-saaran-soomaaliya-daawo-sawiarad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/wasiirka-gaashaandhigga-mr-fiqi-oo-ka-qayb-galay-kulan-looga-hadlayey-sidii-loo-qaadi-lahaa-cuna-qabateynta-hubka-saaran-soomaaliya-daawo-sawiarad\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga Mr Fiqi Oo Ka qayb Galay Kulan Looga hadlayey Sidii Loo Qaadi Lahaa Cuna Qabateynta Hubka Saaran Soomaaliya (Daawo Sawiarad)"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/4-warsom-fiqi1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/4-warsom-fiqi1.jpg\" alt=\"\" title=\"4 warsom fiqi\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignnone size-full wp-image-11803\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/4-warsom-fiqi1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/4-warsom-fiqi1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/2-warsom-fiqi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/2-warsom-fiqi.jpg\" alt=\"\" title=\"2 warsom fiqi\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignnone size-full wp-image-11801\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/2-warsom-fiqi.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/2-warsom-fiqi-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/1-Warsom-Fiqi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/1-Warsom-Fiqi.jpg\" alt=\"\" title=\"1 Warsom Fiqi\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignnone size-full wp-image-11800\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/1-Warsom-Fiqi.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/1-Warsom-Fiqi-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>Kulankaan Oo Maanta Ka Dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Garoonka Aadan Cadde ayaa Waxaa isugu Yimid Guddiga ka shaqeeya farsmada Ciidamada Milateriga Soomaaliya Waxaana Diirada lagu Saaray Sidii la isaga kaashan lahaa qaadista Cuna Qabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya  <\/p>\n<p>Kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka Gaashaandhigga Dalka C\/xakiim Maxamuud Fiqi, Ku Simaha agaasimaha guud ee wasaaradda difaaca Muuse Cabdulle Maxamuud, Taliyaha Ciidamada XD S\/Gaas C\/qaadir Sh cali Diin, saraakiil ka socota AMISOM, Midowga Yurub iyo saraakiil ka tirsan  dowladaha daneeya arrimaha amniga  Somalia.<\/p>\n<p>Markii Uu Kulanka Soo Idlaaday ayaa Saxaafada Waxaa la hadlay Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Mr Fiqi Waxa uuna Sharaxaad ka Bixiyey Waxa ay isla garteen Dhinacyada Kulanka ka qayb galayey<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa ah Mid Saddexdii Bilba Mar ay Isugu Yimaadaan Guddiga ka shaqeeya farsmada Ciidamada Milateriga Soomaaliya Waxaana Ugu dambeyntii Go\u2019aan Lagu Qaatay In la Dedejiso Qaadista Cuna Qabateynta Hubka Saaran Soomaaliya <\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Kulankaan Oo Maanta Ka Dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Garoonka Aadan Cadde ayaa Waxaa isugu Yimid Guddiga ka shaqeeya farsmada Ciidamada Milateriga Soomaaliya Waxaana Diirada lagu Saaray Sidii la isaga kaashan lahaa qaadista Cuna Qabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya Kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka Gaashaandhigga Dalka C\/xakiim Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11796","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11796"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11798,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11796\/revisions\/11798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}