{"id":11770,"date":"2013-01-22T13:57:21","date_gmt":"2013-01-22T10:57:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11770"},"modified":"2013-01-22T13:57:21","modified_gmt":"2013-01-22T10:57:21","slug":"nin-lagu-eedeeyey-in-uu-ka-bar-bar-dagaalamayey-xarakada-al-shabaab-oo-la-soo-taagay-maxkamada-ku-taal-dalka-germany","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/nin-lagu-eedeeyey-in-uu-ka-bar-bar-dagaalamayey-xarakada-al-shabaab-oo-la-soo-taagay-maxkamada-ku-taal-dalka-germany\/","title":{"rendered":"Nin Lagu Eedeeyey In Uu Ka Bar Bar Dagaalamayey Xarakada Al Shabaab oo La Soo Taagay Maxkamada Ku taal Dalka Germany"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Emaraaaaaaaaah1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Emaraaaaaaaaah1.jpg\" alt=\"\" title=\"Emaraaaaaaaaah\" width=\"126\" height=\"155\" class=\"alignnone size-full wp-image-11772\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>Emrah Erdogan oo ah Muwaadin U Dhashay Dalka Germany ayaa Maxkamad Ku Taal Dalka Jarmany Waxa ay Ku Eedeysay In Uu Xiriir Toos ah La Leeyahaya Xarakada Al Shabaab Ee Ka Dagaalanta Dalka Soomaaliya <\/p>\n<p>Mr Emrah Erdogan oo 24 jir ah ayaa xeer ilaalinta dalka Jarmalka Waxa ay Ku Soo Oogtay In Uu Ka Bar Bardagaalamay Xarakada Al Shabaab Xili Uu Safar Ku Yimid Dalka Soomaaliya Isla Markaana Tababar La Soo Qaatay Al Shabaab <\/p>\n<p>Sidoo Kalr Muwaadinkaan ayaa Waxyaabaha Lagu Eedeeyey Ka Mid ah In Uu Haatan Maleegayey Falal Amni Darro Ka Dhan ah Dowladda Dalka Jarmarlka Waxana ay Xeer Ilaalinta Maxkamada Dalkaasi ay Shaac Ka qaaday In  Emrah Erdogan Laga Soo Qabtay isagoo safar Dhuumaalaysi ah Ku Maraya Dalka Tanzania<\/p>\n<p>Mr Emrah Erdogan Haddii Lagu Helo Dambigaani Waxa Uu Wajahayaa Xabsi daa\u2019in ah Maadaama uu Maleegayey Dhibaatooyin Uu Ka Geysto Dalka Jarmalka Ayuu Yiri Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Dalka jarmalka <\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Emrah Erdogan oo ah Muwaadin U Dhashay Dalka Germany ayaa Maxkamad Ku Taal Dalka Jarmany Waxa ay Ku Eedeysay In Uu Xiriir Toos ah La Leeyahaya Xarakada Al Shabaab Ee Ka Dagaalanta Dalka Soomaaliya Mr Emrah Erdogan oo 24 jir ah ayaa xeer ilaalinta dalka Jarmalka Waxa ay Ku Soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11770","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11770"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11773,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11770\/revisions\/11773"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}