{"id":1177,"date":"2011-06-05T08:42:59","date_gmt":"2011-06-05T08:42:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1177"},"modified":"2011-06-05T08:42:59","modified_gmt":"2011-06-05T08:42:59","slug":"dagaallo-xoogan-oo-muqdisho-maanta-ku-dhexmaray-mujaahidiinta-al-shabaab-iyo-ciidamada-shisheeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/dagaallo-xoogan-oo-muqdisho-maanta-ku-dhexmaray-mujaahidiinta-al-shabaab-iyo-ciidamada-shisheeye\/","title":{"rendered":"Dagaallo Xoogan Oo Muqdisho Maanta Ku Dhexmaray Mujaahidiinta Al-Shabaab Iyo Ciidamada Shisheeye"},"content":{"rendered":"<p><strong><em><span style=\"font-size: x-large; color: #007f7f;\">\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/somali-fight6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1179\" title=\"somali-fight\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/somali-fight6.jpg\" alt=\"\" width=\"292\" height=\"219\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/em><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Dagaalkan ayaa yimid kamib markii Xalay Mujaahidiinta Al-shabaab duullaan culus ay ku qaaden Xarunta Madaxtooyada waxaana kadib saaka Duullaan kaasi la mid ah Qaaday Ciidamada Shisheeye ee duulaanka ujooga Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaana Dagaalka xooggiisa uu saakay ka dhacay Aagga Degmada Boondheere halkaasi oo la sheegayo in Qasaaro xoogan uu soo Gaaray Ciidamadii Shisheeye ee Weerarka Qadday Iyagoona ku Fashilmay Qorshihii Duulaan ee saakay soo Qaadeen Waxaana Haatan ku sugan Goobihii Dagaallada ka dhaceen Cutubyo ka tirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalkan saakay ka dhacay isgoyska Boondheere ayaa waxa uu imaanaya xilli maal-mihii ugu dambeeyay Magaalada Muqdisho Dagaallo culus ay ku dhexmarayeen Mujaahidiinta Al-Shabaab Iyo Ciidamada Shisheeye oo taageeraya Ciidamada Callala Uusta Soomaaliya.<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><strong><em>\u00a0<\/p>\n<p><\/em><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">(<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/span><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><\/span><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\"><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/span><\/span><span style=\"font-size: medium; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645 \u00a0 Wararka Soomaaliya Dagaalkan ayaa yimid kamib markii Xalay Mujaahidiinta Al-shabaab duullaan culus ay ku qaaden Xarunta Madaxtooyada waxaana kadib saaka Duullaan kaasi la mid ah Qaaday Ciidamada Shisheeye ee duulaanka ujooga Muqdisho. Waxaana Dagaalka xooggiisa uu saakay ka dhacay Aagga Degmada Boondheere halkaasi oo la sheegayo in Qasaaro xoogan uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1177","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1177","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1177"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1183,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1177\/revisions\/1183"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}