{"id":11766,"date":"2013-01-22T12:21:36","date_gmt":"2013-01-22T09:21:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11766"},"modified":"2013-01-22T12:21:36","modified_gmt":"2013-01-22T09:21:36","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-khudbad-xasaasi-ka-jeediyey-shir-madaxeedka-jaamacadda-carab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/madaxweyne-xasan-shiikh-oo-khudbad-xasaasi-ka-jeediyey-shir-madaxeedka-jaamacadda-carab\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Khudbad Xasaasi ka Jeediyey Shir Madaxeedka Jaamacadda Carab"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Xasan-sheekh-479x3031.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Xasan-sheekh-479x3031.jpg\" alt=\"\" title=\"Xasan-sheekh-479x303\" width=\"479\" height=\"303\" class=\"alignnone size-full wp-image-11768\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Xasan-sheekh-479x3031.jpg 479w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Xasan-sheekh-479x3031-300x189.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 479px) 100vw, 479px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Waxa Uu Khudbada Xasaasi oo Dhinacyo Badan Taabanayso Ka Jeediyey Shirka Madaxda Carabta Uga Soconaya Magaalada Riyad Ee Dalka Boqortooyada Sacuudiya Carabiya<\/p>\n<p>Mudane Xasan ayaa Khudbadiisa Waxa Uu Inta Badan Diirada Ku Saaray Xaaladaha Cakiran EE Ka Taagan Dalalka Jaamacadda Carabta oo ay Soomaaliya Ka Mid Tahay<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Oo Markii Xaaladda Guud Uu ka Hadlay U soo Jeestay Xaalada Dalka Soomaaliya ayaa Waxa Uu Xusay In ay Haatan Soomaaliya Ka Soo Reynayso SidiiHore Isla Markaana Loo Baahan Yahay In Gacab Buuxdo Lo Siiyo <\/p>\n<p>\u201c Soomaaliya Haatan Waxa ay Bilaabaysaa In ay Ka Soo Kobacdo Xaaladihii Hore Sida Dhaqaalaha Dhib U Dhiska Garabkiinana Waa Muhiim \u201c Ayuu Yiri Madaxweyne Xasan Shiikh <\/p>\n<p>Dhanka Kale Mr Gur Guurte ayaa Si Gaar Gaar ah waxa Uu Kulamo Ula qaatay Madaxda Dalalka Masar Iyo Ciraaq Oo ay Ku Mideysan Yihiin Jaamacadda Carabta Waxa ayna Kawada Hadleen Xiriirka Iyo iskaashiga Ka Dhaxeeya Dalalkaasi Iyo Soomaaliya Iyo Sidii Loo Xoojin Lahaa <\/p>\n<p>Shirka Madaxda jaamacadda Carabta ay Isugu Yimaadeen ayaa Lagu Wadaa In Maanta La Soo Gaba Gabeeyo<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Waxa Uu Khudbada Xasaasi oo Dhinacyo Badan Taabanayso Ka Jeediyey Shirka Madaxda Carabta Uga Soconaya Magaalada Riyad Ee Dalka Boqortooyada Sacuudiya Carabiya Mudane Xasan ayaa Khudbadiisa Waxa Uu Inta Badan Diirada Ku Saaray Xaaladaha Cakiran EE Ka Taagan Dalalka Jaamacadda Carabta oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11766","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11766","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11766"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11766\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11769,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11766\/revisions\/11769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}