{"id":117458,"date":"2025-08-26T02:23:51","date_gmt":"2025-08-25T23:23:51","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=117458"},"modified":"2025-08-26T06:18:58","modified_gmt":"2025-08-26T03:18:58","slug":"xukuumadda-gumeystaha-israaiil-oo-duqeyn-culus-ka-geysatay-caasimadda-dalka-yemen-ee-sanca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/08\/xukuumadda-gumeystaha-israaiil-oo-duqeyn-culus-ka-geysatay-caasimadda-dalka-yemen-ee-sanca\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Gumeystaha Israa&#8217;iil oo Duqeyn Culus ka Geysatay Caasimadda Dalka Yemen ee Sanca."},"content":{"rendered":"<p>Israa&#8217;iil ayaa duqeyn culus ka fulisay caasimadda Yemen ee Sanca, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Israa\u2019iiliyiin iyo Yemeni ah, weeraradan cusub ayaa colaada kusii fidinaya gobolka xilli dagaalka Gasa uu weli socdo.<\/p>\n<p>Weerarradan ayaa yimid kadib markii kooxda Xuutiyiintu ay hore u sheegtay in ay gantaallo ku garaacday Israa\u2019iil si ay cadaadis ugu saarto inay joojiso xasuuqa ka socda Qasa.<\/p>\n<p>Telefishinka Al Masirah ee Xuutiyiinta taageera ayaa sheegay in duqaymaha lagu beegsaday xarun shidaal iyo warshad koronto oo ku taalla Sanca, halka dowladda Israa\u2019iil ay sheegtay in badhtilmaameedkoodu uu ahaa qasriga madaxtooyada oo ay ku tilmaameen inuu ku yaallo \u201cgoob ciidan\u201d. Sawirro laga helay goobta ayaa muujinaya qiiq madow oo cirka isku shareeray iyo dab waaweyn oo ka dhashay qaraxyada.<\/p>\n<p>Wararku waxay xaqiijiyeen in ugu yaraan lix qof ku dhinteen duqeynta, halka 86 kalena ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay Telefishinka Al Masirah. Duqeyntan ayaa daba socotay weerar gantaal ah oo Xuutiyiintu labo maalmood ka hor ku qaadeen Israa\u2019iil, taas oo qayb ka ah ol\u2019ole ay ku sheegaan in lagu difaacayo shacabka Falastiin.<\/p>\n<p>Milatariga Israa\u2019iil ayaa sheegay in weerarrada Sanca lagu qaaday ay jawaab u yihiin \u201cweerarro isdaba joog ah oo kooxda Xuutiyiintu ka soo qaaday dhulka Yemen.\u201d Balse masuuliyiinta Xuutiyiinta ayaa beeniyay sheegashadaas, iyagoo ku eedeeyay Israa\u2019iil inay si ula kac ah u beegsanayso kaabayaal muhiim ah shacabka Yemen.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay sarkaal ka tirsan wasaaradda difaaca Xuutiyiinta, qasriga madaxtooyada ee la duqeeyay \u201chore ayaa loo banneeyay sanado ka hor\u201d, taasoo uu ku tilmaamay caddayn kale oo muujinaysa in Israa\u2019iil ayna beegsanin badhtilmaameedyo ciidan. \u201cWaxa ay sameynayaan waa falal arxan darro ah oo ka dhan ah shacab,\u201d ayuu yidhi sarkaalkaasi.<\/p>\n<p>Kooxda Xuutiyiinta ayaa ku adkaysatay in duqeymaha Israa\u2019iil ayna joojin doonin taageeradooda ay u hayaan Qasa. Maxamed al-Bukhayti, oo ka tirsan hogaanka Xuutiyiinta, ayaa yidhi: \u201cIsraa\u2019iil waxay rumeysan tahay inay naga baajin karto taageerada Gasa, balse arrintu way naga go\u2019an tahay, annaga waxa naga dhexeeya waa janno ama cadaab.\u201d<\/p>\n<p>Xukuumadda ay Xuutiyiintu ka taliyaan ee loogu yeedho Dowladda Isbeddelka iyo Dhismaha Cusub ayaa ku tilmaantay weerarrada Israa\u2019iil \u201cdambi dagaal oo ka dhan ah shacabka Yemen\u201d iyadoo ku eedeysay inay rabaan inay abuuraan muuqaal guul been ah oo kaliya lagu soo bandhigayo qiiqa cirka ka kacaya. \u201cWeerarradani waxay caddeynayaan in Israa\u2019iil oo taageero ka helaysa Maraykanka, ay dagaal qaawan ku qaadayso ummadda Carabta iyo Muslimiinta,\u201d ayaa lagu yidhi bayaanka xukuumadda Sanca.<\/p>\n<p>Ururka Xamaas ayaa sidoo kale cambaareeyay duqeynta Yemen, wuxuuna ku tilmaamay \u201cxadgudub cad oo ka dhan ah madaxbannaanida Carabta iyo sharciga caalamiga ah.\u201d Xamaas ayaa ammaantay mowqifka Xuutiyiinta, iyaga oo ugu baaqay dhammaan waddamada Carabta iyo Muslimiinta inay mideeyaan dadaalkooda ka dhanka ah Israa\u2019iil iyo xasuuqa Gasa.<\/p>\n<p>Weerarkan cusub ayaa imaanaya iyadoo Israa\u2019iil bilihii u dambeeyay badhtilmaameedsanaysay dekedaha iyo warshadaha korontada ee Yemen, waxaana tani daba socotaa weerarro hore oo Israa\u2019iil ku qaaday goob koronto oo u dhow Sanca.<\/p>\n<p>Xuutiyiintu waxay ku goodiyeen inay sii wadi doonaan weerarrada gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ilaa xasuuqa Gasa la joojiyo oo go&#8217;doominta laga qaadayo.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Israa&#8217;iil ayaa duqeyn culus ka fulisay caasimadda Yemen ee Sanca, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Israa\u2019iiliyiin iyo Yemeni ah, weeraradan cusub ayaa colaada kusii fidinaya gobolka xilli dagaalka Gasa uu weli socdo. Weerarradan ayaa yimid kadib markii kooxda Xuutiyiintu ay hore u sheegtay in ay gantaallo ku garaacday Israa\u2019iil si ay cadaadis ugu saarto inay joojiso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":117459,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-117458","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/117458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=117458"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/117458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":117477,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/117458\/revisions\/117477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/117459"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=117458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=117458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=117458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}