{"id":11743,"date":"2013-01-22T00:11:47","date_gmt":"2013-01-21T21:11:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11743"},"modified":"2013-01-22T00:30:18","modified_gmt":"2013-01-21T21:30:18","slug":"qiimaha-sarifka-lacagta-dolarka-oo-hoos-u-dhac-ku-yimid-iyadoon-maciishadu-wax-saameyn-ah-lagu-hayn-oo-ay-sideedi-tahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/qiimaha-sarifka-lacagta-dolarka-oo-hoos-u-dhac-ku-yimid-iyadoon-maciishadu-wax-saameyn-ah-lagu-hayn-oo-ay-sideedi-tahey\/","title":{"rendered":"Qiimaha Sarifka Lacagta Dollarka oo Hoos u Dhac Ku yimid Iyo Maciishada Oo Aan Waxba Iska Bedelin."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/01economix-dollar-blog4801.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/01economix-dollar-blog4801.jpg\" alt=\"\" title=\"01economix-dollar-blog480\" width=\"480\" height=\"319\" class=\"alignnone size-full wp-image-11764\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/01economix-dollar-blog4801.jpg 480w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/01economix-dollar-blog4801-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qiimaha sarifka lacagta dolarka ayaa hoos u dhac ku yimid iyadoon maciishadu wax hoos u dhacey aysan jirin,waxaana laga yaabaa in ay hoos dhacan keentey wada shaqeynta mareykan ay sheegeen in ay maamulka waqtigan ee soomaaliya ay la yeelan doonaan.<\/p>\n<p>Lacagta dolarka ayaa qiimahiisu gaarey labo milyan boqolki dolar halki uu hore ka ahaa labo milyan iyo labo boqol kun,mana jirto wax hoos u dhac ah oo laga dareemayo maciishada la quuto sida burka,bariiska,baastada,sonkorta iwm. <\/p>\n<p>Ma jiro banki dhexe oo ilaaliya deganaanshaha sarifka lacagaha taas oo ay keeni karto in hoos u dhac iyo qiimo koror ay ku timaado lacagaha leysku bedelo sida dolarka uro&#8217;e dirhamka diinaarka iyo wixii lamid ah,lacagta shilinka oo yaraatey baa&#8217;ba iyo jeex jeex ku yimid awgeed wey ku imaan kartaa qiimahedu in uu kordho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qiimaha sarifka lacagta dolarka ayaa hoos u dhac ku yimid iyadoon maciishadu wax hoos u dhacey aysan jirin,waxaana laga yaabaa in ay hoos dhacan keentey wada shaqeynta mareykan ay sheegeen in ay maamulka waqtigan ee soomaaliya ay la yeelan doonaan. Lacagta dolarka ayaa qiimahiisu gaarey labo milyan boqolki dolar halki uu hore ka ahaa labo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11743","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11743","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11743"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11765,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11743\/revisions\/11765"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}