{"id":11734,"date":"2013-01-21T22:34:16","date_gmt":"2013-01-21T19:34:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11734"},"modified":"2013-01-21T22:34:16","modified_gmt":"2013-01-21T19:34:16","slug":"qarax-uu-ku-geeriyooday-ruuxii-waday-oo-gil-gilay-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/qarax-uu-ku-geeriyooday-ruuxii-waday-oo-gil-gilay-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Qarax Uu Ku Geeriyooday Ruuxii Waday Oo Gil Gilay Magaalada Jowhar"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/qarax-kenya11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/qarax-kenya11.jpg\" alt=\"\" title=\"qarax-kenya1\" width=\"394\" height=\"410\" class=\"alignnone size-full wp-image-11736\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/qarax-kenya11.jpg 394w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/qarax-kenya11-288x300.jpg 288w\" sizes=\"auto, (max-width: 394px) 100vw, 394px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>Warar Kala Duwan ayaa Ka Soo baxaya Qarax Xoogan Oo Caawa Laga Maqlay Xaafadda Hanti Wadaag oo Ka Mid ah labada Xaafadood oo ay Magaalada Jowhar Ka Kooban Tahay <\/p>\n<p>Wararka Qaar ayaa Sheegaya In Qarax Uu Dhacay Xili Ruuxii Waday Uu Ku Aasayey Dhulka Halka Dad Kalena ay Wakaalada Wararka warsom U Sheegeen In Qaraxu Uu Ahaa Ismiidaamin Oo uu Ku Qarxay Ruuxii Isku Soo Xiray Ka Hor Hadafkiisa <\/p>\n<p>Haddaba Ma Cadda Qaabka Dhabta ah Oo Uu U Dhacay Qaraxaani laakiin Wixii Faah Faahin Ee Soo Kordha Kala Soco Warsom.com<\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Warar Kala Duwan ayaa Ka Soo baxaya Qarax Xoogan Oo Caawa Laga Maqlay Xaafadda Hanti Wadaag oo Ka Mid ah labada Xaafadood oo ay Magaalada Jowhar Ka Kooban Tahay Wararka Qaar ayaa Sheegaya In Qarax Uu Dhacay Xili Ruuxii Waday Uu Ku Aasayey Dhulka Halka Dad Kalena ay Wakaalada Wararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11734","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11737,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11734\/revisions\/11737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}