{"id":117327,"date":"2025-08-20T23:01:37","date_gmt":"2025-08-20T20:01:37","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=117327"},"modified":"2025-08-20T23:27:23","modified_gmt":"2025-08-20T20:27:23","slug":"in-si-taxadar-leh-looga-fiirsado-arrimaha-somaliland-iyo-mareykanka-oo-uu-qadimay-safiirkii-hore-ee-mareykanka-u-fadhiyey-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/08\/in-si-taxadar-leh-looga-fiirsado-arrimaha-somaliland-iyo-mareykanka-oo-uu-qadimay-safiirkii-hore-ee-mareykanka-u-fadhiyey-soomaaliya\/","title":{"rendered":"In Si Taxadar Leh Looga Fiirsado Arrimaha Somaliland iyo Mareykanka oo uu Qadimay Safiirkii Hore ee Mareykanka u Fadhiyey Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, larry Andre. ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka in ay si taxaddar badan uga fiirsato arrinta Somaliland, xilli ay sii xoogeysanayaan codadka gudaha Mareykanka ee ku baaqaya in maamulka Hargeysa loo aqoonsado dal madax-bannaan.<\/p>\n<p>Diblomaasigan ayaa sheegay in Geeska Afrika uu ku jiro xaalad aad u kacsan oo ay ka jiraan dagaallo iyo khilaafaad gudaha iyo dal-dal ah, taas oo ka dhigaysa in go\u2019aan kasta oo degdeg ah oo ku saabsan Somaliland uu khatar ku noqon karo xasilloonida gobolka iyo mustaqbalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu ku taliyay in Washington aysan qaadin tallaabooyin hal dhinac ah oo iskeed ah, balse ay wadatashi ballaaran la sameyso dalalka deriska sida Itoobiya, Kenya, Jabuuti iyo Uganda, iyo sidoo kale hoggaanka Midowga Afrika, si loo hubiyo in go\u2019aanka la gaarayo aanu waxyeello u geysanayn gobolka.<\/p>\n<p>Ergaygu wuxuu soo jeediyay saddex waddo oo Mareykanku qaadi karo: in xaaladda lagu sii hayo sidii ay ahayd, in la furo xafiis diblomaasiyadeed oo Hargeysa ah iyadoo weli safaaradda Muqdisho shaqeyneyso, ama in si rasmi ah loo aqoonsado madax-bannaanida Somaliland.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, wuxuu caddeeyay in doorbiddiisu tahay ikhtiyaarka dhexe, kaas oo ah in la furo xafiis Hargeysa laga maamulo si diblomaasiyaddu ugu fududaato labada dhinac, isla markaana Washington ku dhiirrigeliso Hargeysa iyo Muqdisho inay dib u bilaabaan wada-hadallo rasmi ah oo lagu gaaro xal siyaasadeed.<\/p>\n<p>Diblomaasigan ayaa si gaar ah uga digay in aqoonsi hal-dhinac ah oo Mareykanku siiyo Somaliland uu dhaawici karo xiriirka uu la leeyahay shacabka Soomaaliyeed ee taageersan midnimada, isla markaana uu sii hurin karo khilaafka qabiillada oo ah arrin nugul oo gobolka ka jirta.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay xaaladda gudaha Somaliland, wuxuu sheegay in maamulka Hargeysa uu leeyahay heer amni iyo maamul ka wanaagsan inta kale ee dalka, balse taasi aysan meesha ka saari karin xaqiiqda ah in arrinta Somaliland u baahan tahay xal waara oo lagu wada qanco. Waxa uu intaa ku daray in Puntland iyaduna gaartay guulo la mid ah amni iyo horumar iyadoo weli qayb ka ah dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, ergaygii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya ayaa sheegay in guusha Soomaaliya iyo Geeska Afrika guud ahaan ay ku xirnaan doonto laba arrimood oo waaweyn: dib u heshiisiinta iyo xalinta arrinta Somaliland, iyo xoreynta dhulka ay weli gacanta ku hayaan Al-Shabaab. Wuxuu shacabka Soomaaliyeed u rajeeyay nabad, xasillooni iyo guul mustaqbalka dhow.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, larry Andre. ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka in ay si taxaddar badan uga fiirsato arrinta Somaliland, xilli ay sii xoogeysanayaan codadka gudaha Mareykanka ee ku baaqaya in maamulka Hargeysa loo aqoonsado dal madax-bannaan. Diblomaasigan ayaa sheegay in Geeska Afrika uu ku jiro xaalad aad u kacsan oo ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":117328,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-117327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/117327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=117327"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/117327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":117337,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/117327\/revisions\/117337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/117328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=117327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=117327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=117327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}