{"id":1173,"date":"2011-06-05T08:38:20","date_gmt":"2011-06-05T08:38:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1173"},"modified":"2011-06-05T08:38:20","modified_gmt":"2011-06-05T08:38:20","slug":"shiikh-cabdi-caziiz-abuu-muscab-oo-faah-faahin-ka-bixiyay-dagaalladii-maanta-dhexmary-mujaahidiinta-iyo-ciidamada-shisheeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/shiikh-cabdi-caziiz-abuu-muscab-oo-faah-faahin-ka-bixiyay-dagaalladii-maanta-dhexmary-mujaahidiinta-iyo-ciidamada-shisheeye\/","title":{"rendered":"Shiikh Cabdi Caziiz Abuu Muscab Oo Faah-Faahin Ka Bixiyay Dagaalladii Maanta Dhexmary Mujaahidiinta Iyo Ciidamada Shisheeye"},"content":{"rendered":"<p><strong><em><span style=\"font-size: x-large; color: #007f7f;\">\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><em><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: medium; font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliyeed<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Af-hayeenka Ciidamada Malatariga Mujaahidiinta Al-Shabaab Ayaa sheegay in Qasaaro Xoogan ay soo gaarsiiyeen Ciidamada Duullaanka Muqdsisho U Joogga<\/p>\n<p>Shiikh Cabdi Caziiz Abuu Muscab oo la hadlayay Warbaahinta Islaamiga Ayaa shaaca Ka Qaaday in ay Gubeen ugu yaraan 4 Baabuurta Dagaalka oo ay leeyihiin ciidamada Gaallada Muqdisho ku sugan wuxuuna intaasi kusii daary inay Laayeen Tiro katirsan Ciidamada Shisheeye ee Dowladaha Kirishtanka Dowladaha Burundi iyo Yugaandha<\/p>\n<p>Dhanka kale Shiikh Cabdi Caziiz Abuu MuscabAf-Hayeenka Ciidamada Malatariga Mujaahidiintya Al-Shabaab ayaa Sidoo kale sheegay Gawaaridii Dagaal Ay Gubeen ay ka soo Guureen Wadada Makka-Almukarrama isagoona Xusay Dhaq-Dhaqaaqyada Ciidamada Shisheeye ay kusoo Weerareen Isgoyska Boondheere<\/p>\n<p>Wuxuuna Shiiqa Carabka ku adkeeyay in Mujaahidiinta Ilaahey uu sugay ayna joogaan Goobihii Dagaallada Maanta Ka Dhaceen<\/p>\n<p>Ila wareedyo lagu kalsoon yahay oo ay heshay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee WARSOM ayaa sheegaya in Goobihii Dagaallada Maanta Ka Dhaceen ay ku sugan yihiin Majaahidiinta Al-Shabaab laguna arkayo Waddooyinka Madaxtooyada soo gala Gawaarri Dagaal oo Lagaga Gubay manta Ciidamada Shisheeye Dagaalladii Maanta Muqdisho ka Dhacay .<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><strong><em>\u00a0<\/p>\n<p><\/em><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">(<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><\/span><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\"><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/span><\/strong><\/p>\n<p>\u00a0<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/shaba.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1174\" title=\"shaba\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/shaba.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"299\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/shaba.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/shaba-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Wararka Soomaaliyeed Af-hayeenka Ciidamada Malatariga Mujaahidiinta Al-Shabaab Ayaa sheegay in Qasaaro Xoogan ay soo gaarsiiyeen Ciidamada Duullaanka Muqdsisho U Joogga Shiikh Cabdi Caziiz Abuu Muscab oo la hadlayay Warbaahinta Islaamiga Ayaa shaaca Ka Qaaday in ay Gubeen ugu yaraan 4 Baabuurta Dagaalka oo ay leeyihiin ciidamada Gaallada Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1173","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1173","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1173"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1176,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1173\/revisions\/1176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}