{"id":11728,"date":"2013-01-21T22:03:51","date_gmt":"2013-01-21T19:03:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11728"},"modified":"2013-01-21T22:10:26","modified_gmt":"2013-01-21T19:10:26","slug":"bannaan-bax-lagu-taageerayey-ictiraafka-dowladda-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/bannaan-bax-lagu-taageerayey-ictiraafka-dowladda-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Bannaan Bax Lagu Taageerayey Ictiraafka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Oo Maanta Ka Dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Ictiraaf1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Ictiraaf1.jpg\" alt=\"\" title=\"Ictiraaf\" width=\"390\" height=\"279\" class=\"alignnone size-full wp-image-11731\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Ictiraaf1.jpg 390w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Ictiraaf1-300x214.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 390px) 100vw, 390px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Banaan Baxaani ayaa Waxa Ka Soo Qayb Galay R\/wasaare Saacid, Wasiirka arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka C\/kariin Xuseen Guuleed Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaaklada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarzan Iyo Masuuliyiin Kale Waxaana lagu Taageerayey Ictiraafka Dowladda Mareykanka ay Siisay Soomaaliya <\/p>\n<p>Khudbad Xasaasi oo R\/wasaaraha Uu u Jeediyey Banaan baxayaasha ayaa Waxa Uu Ku Sheegay In Aqoonsigaanu uu Yahay Talaabo Horumar Leh oo ay Gaartay Xukuumada Uu Madaxda ka yahay<\/p>\n<p>Sidoo Kale Saacid ayaa Shaaca Ka qaaday In Loo Baahan Yahay In Shacabka ay Gacanta ay Is Qabsadaan Si Loo Gaaro Dowladnimo Dhab ah <\/p>\n<p>Dibad Baxayaasha ayaa Ku Qaylinayey Erayo ay ku Taageerayaan Hadalka Ka Soo Yeeray Madaxweynaha Dowlada Dalka Mareykanka oo Ku Aadanaa In ay Aqoonsadeen Dowladda Soomaaliya <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Banaan Baxaani ayaa Waxa Ka Soo Qayb Galay R\/wasaare Saacid, Wasiirka arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka C\/kariin Xuseen Guuleed Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaaklada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarzan Iyo Masuuliyiin Kale Waxaana lagu Taageerayey Ictiraafka Dowladda Mareykanka ay Siisay Soomaaliya Khudbad Xasaasi oo R\/wasaaraha Uu u Jeediyey Banaan baxayaasha ayaa Waxa Uu Ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11728","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11728","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11728"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11728\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11732,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11728\/revisions\/11732"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}