{"id":117202,"date":"2025-08-17T04:20:23","date_gmt":"2025-08-17T01:20:23","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=117202"},"modified":"2025-08-17T06:48:52","modified_gmt":"2025-08-17T03:48:52","slug":"qorshe-cusub-oo-ay-la-yimaadeen-xubnaha-mucaaradka-sheegta-ee-uu-hoggaamiyo-madaxweynihii-hore-sheekh-shariif-sh-axmed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/08\/qorshe-cusub-oo-ay-la-yimaadeen-xubnaha-mucaaradka-sheegta-ee-uu-hoggaamiyo-madaxweynihii-hore-sheekh-shariif-sh-axmed\/","title":{"rendered":"Qorshe Cusub oo ay La yimaadeen Xubnaha Mucaaradka Sheegta ee uu Hoggaamiyo Madaxweynihii Hore Sheekh Shariif Sh Axmed."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra\u2019iisul wasaareyaashii hore Xasan Cali Khayre iyo Maxamed Xuseen Rooble, iyo siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay shir gaar ah ku yeeshay hoyga Shariif Sheekh Axmed ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulankaasi oo si hoose u dhacay ayaa lagu sheegay inuu yahay mid muhiimad gaar ah u leh qaab-dhismeedka siyaasadeed ee mucaaradka Soomaaliyeed, waxaana uu kusoo beegmay xilli uu burburay wada hadaladii ay lalahaayeen Dowladda.<\/p>\n<p>Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in kulankani uu salka ku hayo qorshe cusub oo lagu dhisayo midow musharraxiin oo hor leh, Ujeedka qorshahaan ayaa ah in la mideeyo musharraxiinta sare ee mucaaradka si ay uga qeyb qaataan hannaanka siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan marxaladda kala guurka iyo diyaar-garowga doorashooyinka soo socda.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la xaqiijiyay in Ra\u2019iisul wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon \u201cSaacid\u201d uu qeyb ka yahay isbahaysigan cusub, taas oo sare u qaadayso miisaanka siyaasadeed ee midowgan.<\/p>\n<p>Inkasta oo kulankaasi dhacay ay ka maqnaayeen xubno muhiim ah oo katirsan Madasha Samata-bixinta, sida, Amb. Daahir Maxamuud Geelle, Ra\u2019iisul wasaare hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan, Haddana ilo xog-ogaal ah ayaa caddeeyay in Madasha Samata-bixinta aysan burburin, isla markaana ay sii waddo hawlihii siyaasadeed iyo wada-hadalladii ay horey u waday.<\/p>\n<p>Kulankan oo dhacay iyadoo aan si rasmi ah loo ogeysiin dhammaan xubnaha Madasha mucaaradka ayaa muujinaya isbeddel dhanka istaraatiijiyadda ah, taas oo u muuqata in hoggaamiyeyaasha kulmay ay doonayaan in ay abuuraan madal gaar ah oo u taagan musharraxiinta sare, si ay ugu midoobaan mowqifyadooda siyaasadeed iyo ka qeybgalka mustaqbalka dalka.<\/p>\n<p>Tani waxay si toos ah u muujinaysaa kala aragti duwanaansho ka dhex dhalatay mucaaradka, balse wali ma cadda in arrintani ay horseedi doonto kala jab rasmi ah ama in si habsami leh loogu dhisi doono laba madal oo kala matala danaha siyaasadda mucaaradka.<\/p>\n<p>Midowgan cusub wuxuu noqday tallaabo siyaasadeed oo cusub oo dhiirrigelin karta xoojinta codka musharraxiinta mucaaradka, isla markaana sii xoojin karta doorkooda ku aaddan hannaanka doorashooyinka iyo arrimaha danta guud ee dalka.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, waxa la sugayaa jawaabta ay bixin doonaan xubnaha kale ee Madasha, iyo saamaynta ay tani ku yeelan karto mideyntii guud ee mucaaradka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra\u2019iisul wasaareyaashii hore Xasan Cali Khayre iyo Maxamed Xuseen Rooble, iyo siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay shir gaar ah ku yeeshay hoyga Shariif Sheekh Axmed ee magaalada Muqdisho. Kulankaasi oo si hoose u dhacay ayaa lagu sheegay inuu yahay mid muhiimad gaar ah u leh qaab-dhismeedka siyaasadeed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":117203,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-117202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/117202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=117202"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/117202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":117215,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/117202\/revisions\/117215"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/117203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=117202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=117202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=117202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}