{"id":11700,"date":"2013-01-21T02:37:00","date_gmt":"2013-01-20T23:37:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11700"},"modified":"2013-01-21T02:38:00","modified_gmt":"2013-01-20T23:38:00","slug":"qof-la-xiro-waa-la-arki-jiree-xagee-lagu-arkey-xaafad-dhan-oo-dadka-ku-nool-lasoo-xiro-warbixin-taabaneysa-hawlgalada-ciidamadu-beryahan-la-soo-baxeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/qof-la-xiro-waa-la-arki-jiree-xagee-lagu-arkey-xaafad-dhan-oo-dadka-ku-nool-lasoo-xiro-warbixin-taabaneysa-hawlgalada-ciidamadu-beryahan-la-soo-baxeen\/","title":{"rendered":"Qof la xiro waa la arki jiree xagee lagu arkey xaafad dhan oo dadka ku nool lasoo xiro? Warbixin taabaneysa hawlgalada ciidamadu beryahan la soo baxeen."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa beryahan magaalada muqdisho lagu arkayey dad fara badan oo meel leysugu keeney kuwaas oo indhaha laga wada xirey,hadii aad aragtidna aad u maleyneysid in adoonsigu ka jiro soomaaliya oo aaney ka jirin xoriyada shaqsigu.<\/p>\n<p>Ciidamada booliska iyo nabadsugida ayaa hawlgaladi loo igmadey u bedeley qorshe iyo dhaqan xumo aan waafaqsaneyn shuruucda dalka u yaal waxeyna ku darsadeen hawshii loo direy mid jeebkooda ah,waxaa loo direy in ay amniga sugaan,ayna helaan macluumaad sirdoon qofka denbiilaha ah ama denbi geli raba taas bedelkeeda waxey qaateen in ay hareereeyaan xaafad dhan oo ay soo xirxiraan saacado maalmo iyo bilo iyagoo ku andacoonaya in ay la dagaalamayaan alqaacida iyo alshabaab,dad badan ayaa qaba in saraakiisha u sareysa booliska iyo nabadsugida gobolkan ay ku raageen xilka ay hayaan ayna ogyihiin in xilka laga qaadidoono,sidaas darteed ay waqtiga yar ee ay heystaan ku abuurayaan naceyb bulshada iyo dawlada u dhaxeeya.<\/p>\n<p>Dhawaan ra&#8217;iisalwasaaraha soomaaliya saacid wuxuu shacabka soomaaliyeed ka codsanayey in ay dawlada taageeraan kamana hadlayo xadgudubyada loo geysanayo shacabka ayuu yiri odey labo wiil oo jaamacad u socdey jidka laga heley lana xirey isagoo yaaban ku hadaaqaya isla hadal iyo ma waxaan ayaa dawlad la oran karaa?<\/p>\n<p>Madaxda xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed qaar kamid ah ayaa si caro leh arintan uga hadley iyagoo sheegey in ay jiraan wax yaabo dawlada lagu fashilinayo sida madaafiic madaxtooyada lagu soo rido marka madaxweynuhu safar u baxo,suuqyo la burburiyo oo aan shacabki meel loo diyaarin, iyo xaafado xiraw cusub oo hada lala soo baxey waa wax aan la aqbali karin shacabka iyo dawladana iska hor keenaya,walina si cad xukuumada saacid ugama jawaabin hadiise ay sidani sii socoto waxa ka dhalandoona waa loo wada joogaa!!<br \/>\nayaa qormada lagu soo gabangabeeyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa beryahan magaalada muqdisho lagu arkayey dad fara badan oo meel leysugu keeney kuwaas oo indhaha laga wada xirey,hadii aad aragtidna aad u maleyneysid in adoonsigu ka jiro soomaaliya oo aaney ka jirin xoriyada shaqsigu. Ciidamada booliska iyo nabadsugida ayaa hawlgaladi loo igmadey u bedeley qorshe iyo dhaqan xumo aan waafaqsaneyn shuruucda dalka u yaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11700","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11700"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11708,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11700\/revisions\/11708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}