{"id":116989,"date":"2025-08-08T22:01:38","date_gmt":"2025-08-08T19:01:38","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=116989"},"modified":"2025-08-09T00:46:40","modified_gmt":"2025-08-08T21:46:40","slug":"diyaarad-u-socotay-magaalada-hargeysa-ee-somaliland-oo-ku-dhacdey-kuna-burburtay-duleedka-magaalada-nairobi-ee-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/08\/diyaarad-u-socotay-magaalada-hargeysa-ee-somaliland-oo-ku-dhacdey-kuna-burburtay-duleedka-magaalada-nairobi-ee-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Diyaarad u Socotay Magaalada Hargeysa ee Somaliland oo ku Dhacdey kuna Burburtay Duleedka Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya."},"content":{"rendered":"<p>Lix qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad caafimaad oo ay leedahay hay\u2019adda samafalka ee Amref Flying Doctors ay ku burburtay meel u dhow caasimadda dalka Kenya ee Nayroobi, sida uu sheegay mas\u2019uul sare oo dowladda Kenya ka tirsan.<\/p>\n<p>Diyaaradda oo ahayd nooca fudud ee Cessna ka ayaa ka duushay garoonka Wilson fiidnimadii Khamiista, iyadoo kusii jeeday magaalada Hargeysa ee Somaliland. Saddex daqiiqo kadib duulimaadka, waxay lumisay xidhiidhka raadiyaha iyo raadaarka, waxayna si lama filaan ah ugu dhacday guri ku yaalla xaafadda Githurai ee deegaanka Ruiru, gobolka Kiambu.<\/p>\n<p>Taliyaha gobolka Kiambu, Henry Wafula, ayaa xaqiijiyay in afar qof oo saarnaa diyaaradda \u2013 oo ay ka mid yihiin dhakhaatiir, kalkaaliyayaal iyo duuliyihii \u2013 ay halkaa ku dhinteen. Waxa kale oo shilkaas ku dhintay laba qof oo dhulka joogay, halka laba kale si xun ugu dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Hawlgallo badbaado iyo raad-raac ah ayaa laga bilaabay goobta shilka iyadoo ay si wadajir ah uga qayb qaadanayaan ciidamada difaaca Kenya (KDF), booliska qaranka Kenya, iyo hay\u2019adaha gargaarka degdegga ah.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Hay\u2019adda Duulista Hawada ee Kenya (KCAA) ayaa sheegay in diyaaraddu ayna wax xidhiidh ah la samayn xafiiska hagidda duulimaadyada laga bilaabo daqiiqaddii saddexaad ee duulimaadka, taasoo muujinaysa in cilad degdeg ahi dhacday.<\/p>\n<p>Stephen Gitau, oo ah madaxa guud ee Amref Flying Doctors, ayaa sheegay in hay\u2019addu si buuxda ula shaqaynayso hay\u2019adaha duulista iyo kooxaha gurmadka si loo ogaado sababta rasmiga ah ee shilkan foosha xun.<\/p>\n<p>Goobjoogeyaal ayaa sheegay in ay maqleen qarax weyn iyo iftiin guduudan oo cirka maray, iyagoo markaa kadib arkay qiiq madow iyo dad qaylinaya oo goobta ka cararaya.<\/p>\n<p>Patricia Kombo, oo ah mid ka mid ah dadka deegaanka, ayaa BBC-da u sheegtay in ay saaxiibadeed la saarneyd gaadhi marayay wadada xaafadda Githurai markii ay maqleen daryaanka. \u201cWaxaan arkay iftiin weyn, markaan telefoonka kor u qaaday si aan u duubo, waa uu istaagay, qiiq ayuu is badalay, dad ayaa qeylinayay,\u201d ayay tidhi.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in afar shaqaale oo ka tirsanaa Kenya Pipeline Company ay dhinteen shil kale oo ka dhacay meel u dhow magaalada Naivasha, halkaas oo tareen iyo bas shaqaale qaadayay ay isku dhaceen. Shaqaale kale oo dhaawacmayna waxa loola cararay isbitaalka.<\/p>\n<p>Shilkan diyaaradeed ayaa ku soo beegmaya xilli ay sii kordhayaan walaacyada la xidhiidhka ammaanka hawada ee Kenya, iyadoo horay loo diiwaan geliyay dhowr shilal duulimaad sanadkan gudihiisa.<\/p>\n<p>Baadhayaal khaas ah ayaa hadda ku sugan goobta shilka si ay u bilaabaan baadhitaan rasmi ah, iyadoo la filayo in natiijadooda la shaaciyo toddobaadyada soo socda.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lix qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad caafimaad oo ay leedahay hay\u2019adda samafalka ee Amref Flying Doctors ay ku burburtay meel u dhow caasimadda dalka Kenya ee Nayroobi, sida uu sheegay mas\u2019uul sare oo dowladda Kenya ka tirsan. Diyaaradda oo ahayd nooca fudud ee Cessna ka ayaa ka duushay garoonka Wilson fiidnimadii Khamiista, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":116990,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-116989","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=116989"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":117017,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116989\/revisions\/117017"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/116990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=116989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=116989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=116989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}