{"id":116933,"date":"2025-08-06T23:10:29","date_gmt":"2025-08-06T20:10:29","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=116933"},"modified":"2025-08-06T23:53:02","modified_gmt":"2025-08-06T20:53:02","slug":"dawladda-ethiopia-oo-dalbatay-in-dawladda-soomaaliya-ciidamadeeda-kala-baxdo-degmada-beledxaawo-ee-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/08\/dawladda-ethiopia-oo-dalbatay-in-dawladda-soomaaliya-ciidamadeeda-kala-baxdo-degmada-beledxaawo-ee-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"Dawladda Ethiopia oo Dalbatay in Dawladda Soomaaliya Ciidamadeeda Kala Baxdo Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ka taagan degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, kadib markii saraakiil sare oo ka tirsan milateriga Itoobiya ay shalay booqdeen magaalada Doolow, halkaas oo ay kula kulmeen odayaasha dhaqanka iyo mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland.<\/p>\n<p>Saraakiisha Itoobiya ayaa si cad u sheegay in aysan aqbali doonin wax tallaabo ah oo halis gelin karta amniga xuduudda Itoobiya, waxayna si toos ah u dalbadeen in ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka baxaan degmada Beled-Xaawo oo dhowaanahaan ay ku dagaalamayeen ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubaland.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiinta milateriga Itoobiya waxay sheegeen in kooxda hadda gacanta ku haysa Beled-Xaawo (oo loola jeedo ciidanka dowladda federaalka) ay khatar ku yihiin amniga gobolka xuduudda, taasoo ay ka digayaan in ay keeni karto dagaal iyo qalalaase hor leh.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Sidoo kale, Itoobiya waxay beenisay eedeymo sheegayay in ciidamadeeda ku sugan Doolow ay weerar ku qaadeen xarun ay leedahay hay\u2019adda sirdoonka Soomaaliya (NISA), Waxay sheegeen in aysan jirin wax duqeyn ah oo ay geysteen, isla markaana aysan dooneyn wax iska horimaad ah.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Guddoomiyaha gobolka Gedo, Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir), ayaa xaqiijiyay in Itoobiya ay dalbatay inay iskaga baxaan Ciidamada Dowladda Beled Xaawo, balse wuxuu sheegay in go\u2019aanka ku saabsan Beled-Xaawo uu yahay mid dowladda dhexe ay leedahay, Wuxuu carabka ku dhuftay in aysan jirin wax qorshe ah oo ciidan federaal ah looga saarayo degmada Beled-Xaawo.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Sidoo kale, guddoomiyuhu wuxuu sheegay in wadahadallo u socdaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Itoobiya si loo dejiyo xaaladda loogana hortago dagaal hor leh oo ka dhaca gobolka.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Arrintan ayaa imaneysa iyadoo maamulka Jubaland uu horey uga digay in dagaal hor leh uu ka dhici karo Gedo, kadib markii Beled-Xaawo ay gacan ku haynteeda la wareegeen ciidamada Dowladda Federaalka. Jubaland waxay sheegtay in Beled-Xaawo aysan ka maqnaan doonin gacantooda, ayna diyaar u yihiin inay dib u qabsadaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Itoobiya waxay u muuqataa mid si weyn uga walaacsan dhaqdhaqaaq kasta oo ciidan ah oo ka ag dhaca xuduuddeeda, gaar ahaan Beled-Xaawo oo ay u aragto meel istaraatiiji ah.<\/p>\n<p>Xiisadda Beled-Xaawo ayaa markale kor u sii kacday, iyadoo cadaadis ka imaanaya Itoobiya uu dul hoganayo dowladda federaalka, Waxa la sugayaa natiijada wadahadallada u socda Itoobiya iyo Dowladda Federaalka, kuwaas oo noqon kara fursad lagu dejiyo xaaladda, haddii aanay ku dhammaan gacan-ka-hadal cusub.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ka taagan degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, kadib markii saraakiil sare oo ka tirsan milateriga Itoobiya ay shalay booqdeen magaalada Doolow, halkaas oo ay kula kulmeen odayaasha dhaqanka iyo mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland. Saraakiisha Itoobiya ayaa si cad u sheegay in aysan aqbali doonin wax tallaabo ah oo halis gelin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":116934,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-116933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=116933"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":116951,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116933\/revisions\/116951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/116934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=116933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=116933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=116933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}