{"id":11692,"date":"2013-01-20T02:04:16","date_gmt":"2013-01-19T23:04:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11692"},"modified":"2013-01-20T02:04:16","modified_gmt":"2013-01-19T23:04:16","slug":"mweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-la-hadley-soomaalida-ku-nool-minasoto-ee-dalka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/mweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-la-hadley-soomaalida-ku-nool-minasoto-ee-dalka-mareykanka\/","title":{"rendered":"M\/weyne xasan sheekh maxamuud oo la hadley soomaalida ku nool minasoto ee dalka mareykanka."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya prof.xasan sheekh maxamuud ayaa la hadley soomaalida ku nool mareykanka gaar ahaan reer minasoto oo ah halka ay soomaalida mareykanku ugu badantahey.<\/p>\n<p>M\/weynaha ayaa uga warbixiyey xaalada dalku ku suganyahey iyo halka la rabo in loo dhaqaaqo,isagoo ku amaaney sida ay uga qeyb qaataan hawlaha labada dal ee ay dhalashadooda heystaan isagoona ka codsadey in ay gacan ka geystaan dib u dhiska dalka dhinacyada aqoonta,dhaqaalah,iyo xooga naftooda ku jira,m\/weynaha ayaa doonaya in uu taageero ka helo dadka reer mareykan iyo soomaalida qurbaha ku nool oo dhan.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee uu madaxweynuhu booqdo dalka mareykanka tan iyo intii uu noqdey m\/weynaha rasmiga ah ee dawlada federalka soomaaliya,waana dhaqan iyo caado ay leeyihiin madaxda soomaalidu in ay soomaalida qurbaha kunool oo aan ceebahooda ogeyn beerlaxawsi ugu tagaan marka ay xil madaxweyne helaan,waana booqashadi ama safarki 12&#8217;aad ee uu xasan sheekh debeda dalka uu uga baxo intii uu madaxweynaha ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya prof.xasan sheekh maxamuud ayaa la hadley soomaalida ku nool mareykanka gaar ahaan reer minasoto oo ah halka ay soomaalida mareykanku ugu badantahey. M\/weynaha ayaa uga warbixiyey xaalada dalku ku suganyahey iyo halka la rabo in loo dhaqaaqo,isagoo ku amaaney sida ay uga qeyb qaataan hawlaha labada dal ee ay dhalashadooda heystaan isagoona ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11692","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11692","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11692"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11698,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11692\/revisions\/11698"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}