{"id":11680,"date":"2013-01-19T00:30:08","date_gmt":"2013-01-18T21:30:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11680"},"modified":"2013-01-20T00:23:03","modified_gmt":"2013-01-19T21:23:03","slug":"hayadda-nabad-sugida-qaranka-oo-soo-hub-iyo-dhalinyaro-ay-sheegeen-inay-ka-tirsanaaye-dagaalyahanada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/hayadda-nabad-sugida-qaranka-oo-soo-hub-iyo-dhalinyaro-ay-sheegeen-inay-ka-tirsanaaye-dagaalyahanada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Nabad Sugida Qaranka Oo Soo Bandhigtay Hub, Iyo Dhalinyaro Ay Sheegeen Inay Ka Tirsanaaye Dagaalyahanada Al-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Khaliif Axmed Ereg Taliyaha Ciidamada Nabad sugida Gobolka banaadir Ayaa Maanta Waxa Uu Soo Ban Dhigay Hub Iyo Rasaas Isagoona sheegay inay kusoo qabteen Howlgal Ciidamada Nabadsugida ay ka smaeeyeen Degmada Yaaqshhid Ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Hubka Maanta Ay Soo Bandhigtay Hay&#8217;adda Nabad sugida Qaranka ayaa waxa ay ka Koobnaayen Ak,47,Dabajeex iyo Qoriga Jabshaha loo yaqaano iyo Minooyin nuuca dhulka lagu aaso kuwaasi oo Uu Mr. Ereg shaaciyay inay lahaayeen dagaalyahano Shabaabul Mujaahidiin.<\/p>\n<p>Khaliif Axmed Ereg Taliyaha Hay\u2019ada Nabad sugida Gobolka Banaadir ayaa Sidoo Kale tilmaamay inay jiraan rag lala soo qabtay Hubka oo Ay Ku Socdaan baaritaano. <\/p>\n<p>Hay&#8217;adda Nabad sugida Qaranka Soomaaliya ayaa Dhowr Jeer Oo Hore soo bandhigay Rag ay sheegaan inay ka tirsan yihiin Xarakada Al-Shabaab iyo hub ay soo qabtaan inkasta oo aan cadeyn rasmi ah loo heyn Iney Dagaalyahanada Shabaab Ay Lahaayeen Rasaasta iyo Miinooyinka maanta ay soo bandhigeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khaliif Axmed Ereg Taliyaha Ciidamada Nabad sugida Gobolka banaadir Ayaa Maanta Waxa Uu Soo Ban Dhigay Hub Iyo Rasaas Isagoona sheegay inay kusoo qabteen Howlgal Ciidamada Nabadsugida ay ka smaeeyeen Degmada Yaaqshhid Ee Gobolka Banaadir. Hubka Maanta Ay Soo Bandhigtay Hay&#8217;adda Nabad sugida Qaranka ayaa waxa ay ka Koobnaayen Ak,47,Dabajeex iyo Qoriga Jabshaha loo yaqaano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11680","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11680","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11680"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11680\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11690,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11680\/revisions\/11690"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11680"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11680"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11680"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}