{"id":116618,"date":"2025-07-27T22:32:12","date_gmt":"2025-07-27T19:32:12","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=116618"},"modified":"2025-07-28T04:47:06","modified_gmt":"2025-07-28T01:47:06","slug":"cuqaasha-reer-maakhir-oo-wasiirka-arrimaha-gudaha-iyo-dib-u-heshiisiinta-dawlada-federalka-ugu-baaqay-in-uu-dhexdhexaad-ka-noqdo-maamulka-la-dhisayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/07\/cuqaasha-reer-maakhir-oo-wasiirka-arrimaha-gudaha-iyo-dib-u-heshiisiinta-dawlada-federalka-ugu-baaqay-in-uu-dhexdhexaad-ka-noqdo-maamulka-la-dhisayo\/","title":{"rendered":"Cuqaasha Reer Maakhir oo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Dawlada Federalka ugu Baaqay in uu Dhexdhexaad ka Noqdo Maamulka La Dhisayo."},"content":{"rendered":"<p>Golaha Cuqaasha reer Maakhir ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa soo saaray war-murtiyeed ka tarjumaya mowqifkooda ku aaddan dhismaha maamulka cusub ee laga hirgelinayo gobollada Sool, Sanaag, Cayn iyo Haylaan.<\/p>\n<p>Cuqaasha, oo qeyb ka ah ergada ka qeybgaleysa shirweynaha maamulka SSC-Khaatumo, ayaa si adag u cambaareeyay waxay ugu yeereen isku day lagu marin habaabinayo rabitaanka shacabka, iyagoo tilmaamay in dadaallada noocaas ah ay hor istaagayaan horumarka ay bulshada mudan tahay.<\/p>\n<p>Waxay si gaar ah uga digeen in danaha siyaasadeed ee gaar ah lagu dhex wado hanaanka dhismaha maamulka, iyagoo ugu baaqay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya \u2013 gaar ahaan Wasiirka Arrimaha Gudaha \u2013 in uu dhowro dhexdhexaadnimada lagama maarmaanka ah, si loo ilaaliyo kalsoonida shacabka ee geeddi-socodka maamulka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Golaha Cuqaasha waxa ay xuseen muhiimadda ay leedahay in la iska ilaaliyo musuqmaasuqa iyo danaha iska soo horjeeda ee carqaladeyn kara dhismaha maamulka SSC-Khaatumo, iyagoo ku baaqay in geeddi-socodka maamulka cusub uu noqdo mid hufan, cadaalad ah, oo ka tarjumaya rabitaanka shacabka deegaanka.<\/p>\n<p>Cuqaasha waxay ugu baaqeen\u00a0 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre inay si dhab ah u dhagaystaan codka shacabka iyo baahida loo qabo maamul rasmi ah oo aan lagu salayn dano gaar ah.<\/p>\n<p>Waxay ku adkeeyeen in maamulka cusub uu noqdo mid bulshada u aragto inuu yahay rajo-dhalin iyo xalka cadaadiskii iyo kala dambeyn la\u2019aantii muddada dheer ay la tacaalayeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Hadalkan golaha ayaa imaanaya xilli lagu wado in maanta si rasmi ah loo shaaciyo magaca rasmiga ah ee maamulka, caasimaddiisa, iyo in lagu dhawaaqo sida loo qaybsanayo tirada xildhibaannada golaha wakiillada maamulka SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, waxaa wali taagan dood adag oo ku saabsan tirada xildhibaannada iyo saami-qaybsiga awoodda, taasoo u baahan in si dheellitiran oo loo dhan yahay loo wajahdo.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Cuqaasha reer Maakhir ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa soo saaray war-murtiyeed ka tarjumaya mowqifkooda ku aaddan dhismaha maamulka cusub ee laga hirgelinayo gobollada Sool, Sanaag, Cayn iyo Haylaan. Cuqaasha, oo qeyb ka ah ergada ka qeybgaleysa shirweynaha maamulka SSC-Khaatumo, ayaa si adag u cambaareeyay waxay ugu yeereen isku day lagu marin habaabinayo rabitaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":116619,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-116618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116618","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=116618"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":116659,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116618\/revisions\/116659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/116619"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=116618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=116618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=116618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}