{"id":11656,"date":"2013-01-18T01:01:43","date_gmt":"2013-01-17T22:01:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11656"},"modified":"2013-01-18T01:01:43","modified_gmt":"2013-01-17T22:01:43","slug":"tiro-dad-rayid-ahgaareysana-ku-dhawaad-800-qof-oo-laga-qabqabtey-xaafado-kamid-ah-degmada-dharkeynley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/tiro-dad-rayid-ahgaareysana-ku-dhawaad-800-qof-oo-laga-qabqabtey-xaafado-kamid-ah-degmada-dharkeynley\/","title":{"rendered":"Tiro dad rayid ah,gaareysana ku dhawaad 800 qof oo laga qabqabtey xaafado kamid ah degmada dharkeynley."},"content":{"rendered":"<p>Tiro ku dhawaad 800 oo qof ayaa laga qabqabtey xaafadaha degmada dharkeynley dadkaas oo u socdey xirfado kala duwan sida; ardey iskuulo u socda,kawaanleyda hilibka,kuwa khudaarta gada iyo xirfadley kale oo ay caado u tahey in ay salaada subax kadib kalahaan ayaa dabin lama filaana ugu dhacey ciidamo wata magaca dawlada federalka ah.<\/p>\n<p>Ciidamadu waxey u dhaqmayaan sida la sheegey wax aanu muwaadin dhulkiisi hooyo jooga aanu astaahilin,dadka soomaaliyeed ee kasoo qaxey raafka dawlada kenya ay ku heysey dadka soomaalida ah ayaa si aad iyo aad ah ula yaaban waxa ka dhacaya dhulkooda soomaaliya isna weydiinaya halka ay ku badbaadi karaan dunida guudkeeda.<\/p>\n<p>Siyaasiyiin iyo wax garad aan arimahan wax ka weydiiney ayaa cabirey ra&#8217;yigooda waxeyna qaarkood sheegeen in arinkani uu yahey mid bulshada lagu nacsiinayo dawladda waxaana ka danbeeya saraakiil doonaya in ay cadaawad u abuuraan dawlada<br \/>\nwaxeyna qaarkood hubaan in ay bedel ka yihiin hawsha ay hayaan taas oo u eg mid la aqbali karo marka aad aragto hab dhaqankooda,sababtuna waxey tahey lama arag xaafad dhan in dadkeeda meel lagu xiro oo markii waqtigii shaqadooda la gafiyo la yiraa iska bax waxba kuguma heyne mid kalena la yiraa adiga baaritaan ayaa noogu kaa harey maalmo kadibna iska tag la yiraa ama laaluush iyo lacago laga qaato.<\/p>\n<p>Qabqabashadan ayaa imaneysa madaxweynaha oo dalka debadiisa jira fal danbiyeedyo badan oo bulshada laga galo ayaa lagu beegaa marka m\/weynuhu maqanyahey sida iyadoo madaafiic lagu soo rido xaafado iska hurda iyo raafka nuucan oo kale ah,dadku waxey wataan aqoonsigooda shaqo lamase fiirinayo lamana weydiinayo taasina waa aqoon xumo  xilkasnimo daro qaawan oo muwaadin lagula kacey,waxaana haboon in si kale wax loo maareeyo aqoonta dunidana wax laga qaato.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tiro ku dhawaad 800 oo qof ayaa laga qabqabtey xaafadaha degmada dharkeynley dadkaas oo u socdey xirfado kala duwan sida; ardey iskuulo u socda,kawaanleyda hilibka,kuwa khudaarta gada iyo xirfadley kale oo ay caado u tahey in ay salaada subax kadib kalahaan ayaa dabin lama filaana ugu dhacey ciidamo wata magaca dawlada federalka ah. Ciidamadu waxey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11656","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11656","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11656"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11660,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11656\/revisions\/11660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}