{"id":116480,"date":"2025-07-23T00:21:54","date_gmt":"2025-07-22T21:21:54","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=116480"},"modified":"2025-07-23T03:57:16","modified_gmt":"2025-07-23T00:57:16","slug":"taageerada-dhaqaale-siyaasadeed-iyo-amni-oo-turkigu-aad-u-xoojinayo-dawladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/07\/taageerada-dhaqaale-siyaasadeed-iyo-amni-oo-turkigu-aad-u-xoojinayo-dawladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Taageerada Dhaqaale Siyaasadeed iyo Amni oo Turkigu aad u Xoojinayo Dawladda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa si xooggan u kordhinaya saameyntiisa siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya, iyadoo si rasmi ah loogu falanqeeyay kulan uu yeeshay Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Turkiga.<\/p>\n<p>Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda, Nuh Y\u0131lmaz, ayaa sheegay xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya inuu yahay mid gaar ah oo ku saleysan taariikh, dan-wadaag iyo istaraatiijiyad fog oo ku dhisan amni iyo ganacsi.<\/p>\n<p>Kulanka guddiga Baarlamaanka ayaa diiradda saaray heshiis laba geesood ah oo la saxiixay 2019 balse hadda la horgeeyay Baarlamaanka si loo meelmariyo, kaas oo dhigaya in labada dal isu oggolaadaan dhul ay safaaradahoodu ku dhismaan.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay horey u siisay Turkiga dhul gaaraya 61,000m\u00b2 oo hadda ah xarunta safaaradda Turkiga ee Muqdisho, halka Turkiguna dhisayo safaaradda cusub ee Soomaaliya ee Ankara, dhulkeeduna yahay 4,918m\u00b2.<\/p>\n<p>Xildhibaano badan ayaa walaac ka muujiyay daahfurnaan la\u2019aanta mashruuca, qiimaha dhismaha, iyo cidda qandaraaska helaysa, balse Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga waxay ku doodday in heshiisku yahay mid is-afgarad ah oo dan u ah labada dhinac.<\/p>\n<p>Doodda Baarlamaanka ayaa sidoo kale taabanaysa su\u2019aalo ku saabsan dhaqaalaha la gelinayo Soomaaliya tan iyo 2011, iyadoo Refik Ali Onaner, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Afrika ee Wasaaradda, sheegay in gargaarka iyo taageerada Turkigu ay dhaaftay $1 bilyan, oo ay ku jiraan $3.5 milyan oo lagu bixiyay deymaha Soomaaliya ee IMF.<\/p>\n<p>Warbaahinta gudaha Turkiga ayaa sheegtay in qeybo badan oo ka mid ah taageeradaasi ay gaarto shirkado si gaar ah ugu dhow Madaxweyne Erdogan, taasoo dhalisay eedeymo sheegaya in &#8220;gargaarka rasmiga ah&#8221; uu noqday dariiq loogu adeego dano gaar ah oo siyaasadeed.<\/p>\n<p>Si kastaba, Turkiga ayaa weli ah maalgeliyaha dibadda ee ugu weyn Soomaaliya. Sannadkii 2023, ganacsiga labada dal wuxuu gaaray $426 milyan, balse wuu hoos u dhacay sanadkii 2024 oo noqday $384 milyan. Shirkado Turki ah ayaa weli gacanta ku haya maamulka Dekedda Muqdisho iyo Garoonka Aadan Cadde, iyadoo heshiiskii 2013 ee garoonkaasi uu wali khilaaf dhaliyay.<\/p>\n<p>Dhinaca amniga, warbixin uu soo saaray guddiga khubarada Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Turkigu jebiyay cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya, kadib markii uu si qarsoodi ah u keenay diyaaradaha dagaalka ee Bayraktar TB2 magaalada Muqdisho 6-dii Diseembar 2021, isagoo aan ka helin oggolaansho Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Utku \u00c7ak\u0131r\u00f6zer ayaa su\u2019aal ka keenay sababta Turkigu ugu maalgelinayo safaarad cusub oo Soomaaliya leedahay xilli dalku la tacaalayo culeysyo dhaqaale. Wuxuu sidoo kale sheegay in inkastoo xiriirka Soomaaliya lagu tilmaamo mid \u201cgaar ah,\u201d aysan Soomaaliya ka helin wax jawaab ah oo ku saabsan arrimo muhiim ah oo Turkigu daneynayo \u2013 sida aqoonsiga Waqooyiga Qubrus (TRNC).<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa si xooggan u kordhinaya saameyntiisa siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya, iyadoo si rasmi ah loogu falanqeeyay kulan uu yeeshay Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Turkiga. Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda, Nuh Y\u0131lmaz, ayaa sheegay xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya inuu yahay mid gaar ah oo ku saleysan taariikh, dan-wadaag iyo istaraatiijiyad fog oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":116481,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-116480","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=116480"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":116500,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116480\/revisions\/116500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/116481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=116480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=116480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=116480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}