{"id":11646,"date":"2013-01-17T21:23:42","date_gmt":"2013-01-17T18:23:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11646"},"modified":"2013-01-18T18:24:53","modified_gmt":"2013-01-18T15:24:53","slug":"al-shabaab-oo-weerar-ku-qaaday-fariisimo-ay-dowladaha-kenya-iyo-somalia-ku-leeyihiin-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/al-shabaab-oo-weerar-ku-qaaday-fariisimo-ay-dowladaha-kenya-iyo-somalia-ku-leeyihiin-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Fariisimo Ay Dowladaha Kenya Iyo Somalia Ku Leeyihiin Magaalada Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Xarakada Shabaab Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Weerar culus Waxa Ay Ku Qaadeen Fariisimo Ciidamada Dowlada  Iyo Kuwa Kenya Ay Ku Leeyihiin duleedka magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Al-shabaab Dagaalka Ay La Galeen Ciidamada Dowladaha Kenya Iyo Soomaaliya ayaa dhacay xalay saqdii dhexe, waxaana uu ka midahaa mid ka mid ah dagaaladii ugu cuslaa ee mudooyinkan ka dhaca magaaladaasi Kismaayo.<\/p>\n<p>Dhaq Dhaqaaqa Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa labo jiho ka weeraray magaalada, gaar ahaan halka lagu magacaabo Jaamacada Kismaayo Iyo Qeybo Kale.<\/p>\n<p>Sida Ay Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom U Xaqiijiyeen Dadka deegaanka in xalay gudaha magaalada laga maqlayay daryanka madaafiicda iyo rasaasta Ay Isweedaarsanayeen Al-shabaab Iyo Ciidamada Dowladaha Somalia Iyo Kenya.<\/p>\n<p>Mid Ka Mid Ah Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegaya in dagaalka xalay uu ahaa mid aad u xooganaa, iyadoo meydka labo ka tirsan Shabaab lagu arkay duleedka Kismaayo Iyadoona Wali Wax War Ah Uu Ka Soobixin Dhinaca Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Shabaab Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Weerar culus Waxa Ay Ku Qaadeen Fariisimo Ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Kenya Ay Ku Leeyihiin duleedka magaalada Kismaayo. Al-shabaab Dagaalka Ay La Galeen Ciidamada Dowladaha Kenya Iyo Soomaaliya ayaa dhacay xalay saqdii dhexe, waxaana uu ka midahaa mid ka mid ah dagaaladii ugu cuslaa ee mudooyinkan ka dhaca magaaladaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11646","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11646"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11671,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11646\/revisions\/11671"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}