{"id":116459,"date":"2025-07-22T02:15:55","date_gmt":"2025-07-21T23:15:55","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=116459"},"modified":"2025-07-22T04:22:07","modified_gmt":"2025-07-22T01:22:07","slug":"xili-laga-cabsi-qabo-in-dagaal-dhexmaro-dalalka-eritrea-iyo-ethiopia-oo-madaxweyne-afeweri-digniin-u-diray-dhigiisa-abiy-ahmed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/07\/xili-laga-cabsi-qabo-in-dagaal-dhexmaro-dalalka-eritrea-iyo-ethiopia-oo-madaxweyne-afeweri-digniin-u-diray-dhigiisa-abiy-ahmed\/","title":{"rendered":"Xili Laga Cabsi Qabo in Dagaal Dhexmaro Dalalka Eritrea iyo Ethiopia oo Madaxweyne Isaias Digniin u Diray Dhigiisa Abiy Ahmed."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Ereteriya, Isaias Afwerki, ayaa si kulul ugaga digay Itoobiya in ay mar kale isku daydo in ay dagaal ku qaaddo dalkiisa, isagoo sheegay in ay tahay khiyaali laga shallayn doono. Hadalkan ayaa imanaya iyadoo xiisada u dhaxaysa labada dal ay cirka isku sii shareerayso.<\/p>\n<p>Ereteriya iyo Itoobiya ayaa tan iyo markii ay Ereteriya xorriyaddeeda ka qaadatay Itoobiya sannadkii 1993 waxay lahaayeen xidhiidh aan fiicnayn iyada oo colaado soo noqnoqday ay dhinacyada dhexmareen. Dagaaladii dhex maray labada dal sannadihii 1998 illaa 2000 ayaa ahaa kuwii ugu xumaa waxayna sababeen dhimashada tobanaan kun oo qof.<\/p>\n<p>Haddaba, waxa hadda dib u soo cusboonaatay xiisadda labada dhinac. Ereteriya<br \/>\nsheegtay in colaada cussub uu sabab u yahay damaca Itoobiya ee ah in ay hesho marin badeed.<\/p>\n<p>Madaxweyne Isaias oo la hadlayay telefishanka qaranka ee Eri-TV ayaa si cad u sheegay in Itoobiya ayna waddankiisa ka adkaan karin hadii uu dagaal dhaco, waxa uu sheegay in inkasta oo Itoobiya ay tahay dal aad u dad badan hadana anay u babac dhigi karin dalkiisa: \u201cHaddii Abiye uu u maleeyo inuu Ereteriya kaga adkaan karo dad badni, si qaldan buu u fakaraya,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Isagoo oo hadalkiisa sii wata ayuu yidhi: \u201cInta aan shacabka Itoobiya mar kale dagaal aan loo baahnayn la galin, ama loo adeegsan dano siyaasadeed, waxa lagama maarmaan ah in marka hore la xalliyo mushkiladaha gudaha ee dalkaasi ka taagan.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Isaias wuxuu ku tilmaamay tallaabooyinka Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed inay yihiin kuwo \u201ckhatar ah\u201d isla markaana \u201clagu kicinayo dareenka shacabka si looga jeediyo cadaadisyada gudaha ee uu wajaqayo.\u201d<\/p>\n<p>Labadan dal ayaa sannadkii 2018 kala saxeexday heshiid nabeed kadib markii uu Abiye Axmed talada qabtay, isla markaana ciidamada Ereteriya ayaa gacan siiyay kuwa Itoobiya intii uu socday dagaalkii Tigray ee u dhexeeyay Ciidamada Difaaca Itoobiya iyo xoogaga TPLF, iyada oo labada dal ay muujiyeen isku soo dhawaansho xiligaa.<\/p>\n<p>Ciidamada Ereteriya ayaa xiligaa gobolka ka gaystay tacadiyo iskugu jira xasuuq shacab oo sharciga baal marsan, boob hantiyeed, kufsi iyo bahdil kale oo shacabka loo gaystay, taasi oo dowlada Itoobiya ay raalikaga ahayd, lakiin isfahanwaaga Asmara iyo Addis Ababa ayaa markale soo ifbaxay kadib heshiis dhexmaray dowlada Itoobiya iyo TPLF kaasi oo anay Ereteriya qayb ka ahayn.<\/p>\n<p>Xiisadda u dhexeysa Ereteriya iyo Itoobiya waxay salka ku haysaa taariikh dheer oo is-aamin la\u2019aaneed iyo dano isdiiddan. Ka dib markii<br \/>\nEreteriya ay xorriyaddeeda ka qaadatay Itoobiya sanadkii 1993, waxaa xuduuda labada dal ka abuurmay muran dhuleed. Inkasta oo maxkamad caalami ahi ay go\u2019aamisay in Badme oo ah halka lagu muransanyahay ay Ereteriya leedahay, haddana Itoobiya ayaa diidday inay ka baxdo, taasoo sii hurisay cadhada iyo shakiga siyaasadeed ee labada dhinac.<\/p>\n<p>Sanadihii u dambeeyay, damaca Itoobiya ee marin badeed ayaa noqday arrin kale oo xiisadda sii hurinaysa. Abiy Axmed ayaa si cad u sheegay in dalkiisu u baahan yahay badd si horumar loo gaadho, inkasta oo uu sheegay in uu rabitaankaasi yahay mid nabadeed. Hase yeeshee, Ereteriya waxay aragtaa hadalladaas sidii hanjabaad ujeeddadeedu tahay in si dadban loogu cadaadiyo inay oggolaato damaca Itoobiya, taas oo ay si weyn uga soo horjeeddo.<\/p>\n<p>Ereteriya oo ah dal keli-talis ah, ayaa si joogto ah loogu dhaleeceeyaa xadgudubyada xuquuqda aadamaha. Dalkan ayaa kaalinta ugu dambaysa kaga jira xorriyadda saxaafadda caalamka, sida uu sheegay ururka Saxafiyiinta Aan Xuduuda Lahayn. Itoobiya lafteeda ayaa ah dal aan ku fiicnayn ilaalinta xoriyadaha isla markaana maamuladii kala dambeeyay ayaa shacabka dalkaas u gaystay tacadiyo bini&#8217;adamtinimada ka baxsan.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Ereteriya, Isaias Afwerki, ayaa si kulul ugaga digay Itoobiya in ay mar kale isku daydo in ay dagaal ku qaaddo dalkiisa, isagoo sheegay in ay tahay khiyaali laga shallayn doono. Hadalkan ayaa imanaya iyadoo xiisada u dhaxaysa labada dal ay cirka isku sii shareerayso. Ereteriya iyo Itoobiya ayaa tan iyo markii ay Ereteriya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":116460,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-116459","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=116459"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":116479,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/116459\/revisions\/116479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/116460"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=116459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=116459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=116459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}