{"id":1164,"date":"2011-06-05T08:33:17","date_gmt":"2011-06-05T08:33:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1164"},"modified":"2011-06-05T08:33:17","modified_gmt":"2011-06-05T08:33:17","slug":"ciidamada-shisheeye-oo-caawa-qorriga-bii%e2%80%99emka-ku-garaacaya-degmooyinka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/ciidamada-shisheeye-oo-caawa-qorriga-bii%e2%80%99emka-ku-garaacaya-degmooyinka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamada Shisheeye Oo Caawa Qorriga Bii\u2019emka Ku Garaacaya Degmooyinka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><em><span style=\"font-size: x-large; color: #007f7f;\">\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645<\/p>\n<p><\/span><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/strong>Wararka Soomaaliyeed<\/p>\n<p><strong><em><\/em><\/strong><\/span><\/strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Kadib Dagaallo Culus oo qasaarro xoogan kasoo gaaray Ciidamada Shisheeye uu maanta ka dhacay Qeybo kamid ah Magaallada Muqdisho ayaa Caawa waxaa Magaallada Muqdisho laga maqlayaa Daryanka Qorriga Bii\u2019emka Dadka Qaarna ay u Yaqaannaan(Fooriyoow) iyadoona Qasaarro Xooggan ay Geesatay Duqentaasi.<\/p>\n<p>Sida Goob-Joogayaal ay u Xaqiijiyeen Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee WARSOM Duqeynta Ciidamada Shisheeye ay Caawa Ridayaan ay Geesatay Qasaarrooyin isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac isla markaana ilaa haatan si arxan darro ah ay ku garaacayaan<\/p>\n<p>Warku waxa uu intaa ku darayaa in Goobaha ay Ciidamada Shisheeye si toos ah ay u beegsanayaan ay ka mid yihiin Degmooyinka Boondheer,Shibis,yaaqshiid,dayniile iyo Degmooyin kaloo aad ufara badan<\/p>\n<p>Warku waxa uu sidoo kale intaa ku darayaa in Duqeynta Ciidamada Kirishtanka Caawa ay Garaacayaan Qasaaraha uu kazoo gaaray Dadka Rayidka ah ay Caga-Cageeniiso ilaa iyo 5-Qofopod Halka Dhaawacuna uu Marayo Ilaa iyo 8-Ruux oo Isugu jira Rag iyo Dumar<\/p>\n<p>Ma\u2019ahan Markii ugu Horreysay oo Ay Ciidamada Shisheeye Duqeyn Xoogan ka Geystaan Magaaladatani Muqdfisho iyadoona had iyo Gooraale ay Duqeyntani Kusoo Beeganto Mar waliba oo ay Ciidamada Shisheeye ee Duulaanka Dalka Ku Jooga ay ku Jabaan Dagaallada ay ka Wadaan Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><strong>Hadaba Kala Soco Wixii Warar Ah Oo Ku Soo Kordha Duqeyntaasi Wakaallda Wararka Soomaaliyeed ee WARSOM<\/p>\n<p><\/strong><\/span><em><span style=\"font-size: medium; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">(<\/p>\n<p><\/span><\/span><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\"><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/span><\/p>\n<p>\u00a0<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/dagaalo-taangi3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1168\" title=\"dagaalo-taangi\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/dagaalo-taangi3-300x214.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"214\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/dagaalo-taangi3-300x214.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/dagaalo-taangi3.jpg 342w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645 \u00a0 \u00a0 \u00a0Wararka Soomaaliyeed Kadib Dagaallo Culus oo qasaarro xoogan kasoo gaaray Ciidamada Shisheeye uu maanta ka dhacay Qeybo kamid ah Magaallada Muqdisho ayaa Caawa waxaa Magaallada Muqdisho laga maqlayaa Daryanka Qorriga Bii\u2019emka Dadka Qaarna ay u Yaqaannaan(Fooriyoow) iyadoona Qasaarro Xooggan ay Geesatay Duqentaasi. Sida Goob-Joogayaal ay u Xaqiijiyeen Wakaaladda Wararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1164","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1164"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1172,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1164\/revisions\/1172"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}