{"id":11631,"date":"2013-01-17T00:57:10","date_gmt":"2013-01-16T21:57:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11631"},"modified":"2013-01-17T00:58:02","modified_gmt":"2013-01-16T21:58:02","slug":"xarakada-alshabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-xukumey-la-heystihii-faransisku-ku-fashilmeen-soo-furashadiisa-denise-alaxise","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/xarakada-alshabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-xukumey-la-heystihii-faransisku-ku-fashilmeen-soo-furashadiisa-denise-alaxise\/","title":{"rendered":"Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuno Dil Ah Ku Fulisay Rag La Sheegey Inay Geesteen Falal Dil Iyo Kufsi Ah."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka waabarigii hore<br \/>\nFagaaraha School Polizio Waxa Ay Dil Toogasho Ku Fulisay Askar Ka Tirsan Ciidamada Dowlada Kuwaaso Falal Kufsi Iyo Dil Isugu Jira U Geesteen Gabdho Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Labada askari Ee La Toogtay Ayaa Waxaa lagu kala magacaabi jiray Jamaal Axmed C\/qaadir oo 23-jir ha oo dil u geystay nin lagu magacaabo Maxamed Axmed Caddow lagu fuliyay dil toogasho.<\/p>\n<p>Kan Labaad oo ka tirsanaa Ciidamada xooga dalka laguna magacaabayay Dable Cabdi Cismaan cali Magan oo degmada Yaqshiid ku kufsaday gabar ayaa isna La Ay Toogatay Maxkamada.<\/p>\n<p>Dilkan oo ah kii u horeeyay ee askari wax kufsada lagu fuliyo ayaa ka dambeeyay kadib markii dhowaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu amar ku bixiyay in la toogto Gabdhaha Soomaaliyeed Qofwalbo Oo kufsada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka waabarigii hore Fagaaraha School Polizio Waxa Ay Dil Toogasho Ku Fulisay Askar Ka Tirsan Ciidamada Dowlada Kuwaaso Falal Kufsi Iyo Dil Isugu Jira U Geesteen Gabdho Soomaaliyeed. Labada askari Ee La Toogtay Ayaa Waxaa lagu kala magacaabi jiray Jamaal Axmed C\/qaadir oo 23-jir ha oo dil u geystay nin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11631","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11631"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11638,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11631\/revisions\/11638"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}