{"id":11627,"date":"2013-01-17T00:09:35","date_gmt":"2013-01-16T21:09:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11627"},"modified":"2013-01-17T00:09:35","modified_gmt":"2013-01-16T21:09:35","slug":"wasiirka-gaashaandhiga-soomaaliya-oo-u-kicitimey-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/wasiirka-gaashaandhiga-soomaaliya-oo-u-kicitimey-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka gaashaandhiga soomaaliya oo u kicitimey dalka turkiga.."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka gaashaandhiga soomaaliya c\/xakiin fiqi ayaa dalka ka ambabaxey isagoo ku sii jeeda dalka turkiga ,wasiirka ayaa ka qeyb geli doona shir looga hadlayo tayeynta iyo tababarka ciidamada soomaaliya.<\/p>\n<p>Dawlada turkiga ayaa heshiis xaga ciidamada qalabka sida ah la gashey dawlada soomaaliya iyadoo ay turkigu balan qaadeen in ay tayada iyo tababarada ciidamada kor u qaadaan,madaxda dalka turkiga oo booqasho ku timid dalka soomaaliya ayaa balanqaadey in ay dawlada federalka hey&#8217;adaheeda wax la qabandoonaan iyagoo  dhismayaal xaga wadooyinka ah ka wada jidad badan oo gobolka banaadir.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee wafdi heerkan oo kale ah uu dalka turkiga booqasho shaqo ku tagaan,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo m\/weyne xasan sheekh uu isaguna ku maqanyahey dalka mareykanka,si uu uga qeyb galo caleemasaarka m\/weynaha mareykanka barack husein obama.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka gaashaandhiga soomaaliya c\/xakiin fiqi ayaa dalka ka ambabaxey isagoo ku sii jeeda dalka turkiga ,wasiirka ayaa ka qeyb geli doona shir looga hadlayo tayeynta iyo tababarka ciidamada soomaaliya. Dawlada turkiga ayaa heshiis xaga ciidamada qalabka sida ah la gashey dawlada soomaaliya iyadoo ay turkigu balan qaadeen in ay tayada iyo tababarada ciidamada kor u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11627","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11627","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11627"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11627\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11633,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11627\/revisions\/11633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11627"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11627"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11627"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}