{"id":11621,"date":"2013-01-16T02:39:08","date_gmt":"2013-01-15T23:39:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11621"},"modified":"2013-01-16T02:39:08","modified_gmt":"2013-01-15T23:39:08","slug":"wariye-ccasiis-koronto-oo-habeenki-todobaad-ku-jira-xarunta-c-i-d-da-iyadoon-wax-maxkamad-ah-la-hor-geynin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/wariye-ccasiis-koronto-oo-habeenki-todobaad-ku-jira-xarunta-c-i-d-da-iyadoon-wax-maxkamad-ah-la-hor-geynin\/","title":{"rendered":"Wariye c\/casiis koronto oo habeenki todobaad ku jira xarunta C.I.D da iyadoon wax maxkamad ah la hor geynin.."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa habeenki 7&#8217;aad ku jira xarunta denbi-baarista cid wariye c\/casiis koronto oo ka tirsan idaacadda dalsan,iyadoon wax maxkamad ah la hor geynin,lamana garanayo ama ma jiro danbi cad oo wariyaha loo heysto kaas oo ka baxsan xirfadiisa saxafinimo.<\/p>\n<p>Qof kasta wuxuu xaq u leeyahey in uu xirfadiisa ku shaqeysto taas oo dastuurku uu u damaanad qaadayo in shaqadiisa uu ku amaan helo,balse taas ma shaqeyn oo waxaan aragnaa wariye lagu heysto maxaad wareysi ula yeelatey dhibane?isla markaa dhibanihiina la xirey halkii laga soo qaban lahaa danbiilayaashi dhibanaha kufsadey,kiiskan ayaa u muuqda mid bolisku ay ku qarinayaan danbiyo ama xadgudubyo ay iyagu bulshada u geysteen,waana mid banaanka soo dhigi doona ku tagrifalka awooda ay bulshada u adeegsadaan.<\/p>\n<p>Hore ayaa waxaa si qarsoodiya ama khiyaanaa waxaa loo diley wariyeyaal badan oo bulshada muhiim u ahaa,kuwaas oo dhinacyo badani ku lug lahaan karaan kan iyo kuwo kalese waxey u gaaryihiin dawlada uu hugaamiyo madaxweyne xasan sheekh oo warbaahintu abaal weyn u gashey markii uu loolanka ku jirey,isagoo waqtigaas sheegi jirey in saxaafadu xaq u leedahey in ay soo bandhigto wixii jira maantana waxaadba moodaa in kiiska c\/casiis koronto madaxtooyada laga soo amrey booliskuna ay noqdeen kuwo lagu adeegtey,sidaas darteed waxaa qoraalo iyo hadalba lagu soo saarey in c\/casiis koronto uu xoriyadiisa dib u helo,iyadoo ururo caalami ah iyo kuwa dalka gudihiisuba ay wali ku celcelinayaan  codsiga xoriyada c\/casiis koronto oo laga soo dayrinayo xaaladiisa caafimaad iyo moralba,maadaama lagu heysto wax isagu aanu danbi u heysan ee kamid ah xirfadiisa wariyenimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa habeenki 7&#8217;aad ku jira xarunta denbi-baarista cid wariye c\/casiis koronto oo ka tirsan idaacadda dalsan,iyadoon wax maxkamad ah la hor geynin,lamana garanayo ama ma jiro danbi cad oo wariyaha loo heysto kaas oo ka baxsan xirfadiisa saxafinimo. Qof kasta wuxuu xaq u leeyahey in uu xirfadiisa ku shaqeysto taas oo dastuurku uu u damaanad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11621","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11621","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11621"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11621\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11625,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11621\/revisions\/11625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11621"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11621"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11621"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}