{"id":11611,"date":"2013-01-15T02:01:13","date_gmt":"2013-01-14T23:01:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11611"},"modified":"2013-01-15T03:06:49","modified_gmt":"2013-01-15T00:06:49","slug":"obama-oo-sheegay-howlgalka-faransiska-ka-fuliyeen-somalia-dowlada-mareykanka-in-ay-ka-qeyb-ahayd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/obama-oo-sheegay-howlgalka-faransiska-ka-fuliyeen-somalia-dowlada-mareykanka-in-ay-ka-qeyb-ahayd\/","title":{"rendered":"&#8220;Obama Oo Sheegay Howlgalka Faransiska Ka Fuliyeen Somalia, Dowlada Mareykanka In Ay Ka Qeyb Ahayd."},"content":{"rendered":"<p>Barack Hossien Obama Madaxweynaha Dalka Mareykanka Ayaa Sheegay In Diyaaradaha ciidamada Maraykanka ay si kooban u galeen gudaha Soomaaliya, habeenimadii Sabtida ee 12\/0172013 si ay u taageeraan hawlgalkii ay hoggaaminayeen ciidamada Faransiisku kaas oo lagu badbaadinayey muwaadin u dhashey Faransiiska.<\/p>\n<p>Brack Obama Kama Uusan hadlin natiijada hawlgalkaasi Balse waxa uu kaga hadley keliya doorka Maraykanku kulahayd oo keliya Weerarkaasi.<\/p>\n<p>Waxaa Uu Carabka Ku Dhuftay Madaxweynaha Dalka Mareykanka In Ciidamada Maraykanku ay siiyeen taakulo farsamo oo xadeysan ciidamada Faransiiska ee fulinayey hawlgalka, Isagoona Xusay In diyaaraddo Laga Leeyahay Mareykanka Balse Aan Wax Hub Ah Saarneyn Ay la socotey kuwa Faransiiska.<\/p>\n<p>Hawlgalkaasi Weerar Ee fashilmey Diyaaradaha Ka Qeybqaatay ayaa gaaraya 6 diyaaradood kuwaas oo 5 kamid ah ay iska lahaayeen dalka Faransiiska, waxaana hawlgalkaas ku dhintey mid kamid ah kumaandooska Faransiiska.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barack Hossien Obama Madaxweynaha Dalka Mareykanka Ayaa Sheegay In Diyaaradaha ciidamada Maraykanka ay si kooban u galeen gudaha Soomaaliya, habeenimadii Sabtida ee 12\/0172013 si ay u taageeraan hawlgalkii ay hoggaaminayeen ciidamada Faransiisku kaas oo lagu badbaadinayey muwaadin u dhashey Faransiiska. Brack Obama Kama Uusan hadlin natiijada hawlgalkaasi Balse waxa uu kaga hadley keliya doorka Maraykanku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11611","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11611"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11615,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11611\/revisions\/11615"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}