{"id":11599,"date":"2013-01-15T01:19:50","date_gmt":"2013-01-14T22:19:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11599"},"modified":"2013-01-15T03:26:11","modified_gmt":"2013-01-15T00:26:11","slug":"xarakada-al-shabaab-oo-maanta-soo-bandhitay-meydka-askari-faransiis-ahiyo-agab-milaterry","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/xarakada-al-shabaab-oo-maanta-soo-bandhitay-meydka-askari-faransiis-ahiyo-agab-milaterry\/","title":{"rendered":"Xarakada Al-shabaab Oo Maanta Soo Bandhigtay Meydka Askari Faransiis Ah,Iyo Agab Milaterry."},"content":{"rendered":"<p>Dhaq Dhaqaaqa Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Maanta soo bandhigay Meydka Askarigii Faransiiska ee ka mid ahaa Ciidamadii Kumaandoska ee Soo weeraray deegaanka Buulo Mareer.<\/p>\n<p>Xarakada Al-shabaab Inta Ayne Soo Bandhigin Meydkaani Ayaa Waxa Ay Sheegeen In in uu geeriyooday Askarigii Ay Sida Dhaawaca Ah Kaga Qabsadeen Ciidamadii Kumaandooska Ahaa Kuwaasi Oo Iyagoo Baadi Goob Ugu Jira Sarkaal Ay Al-shabaab Afduub Ahaan Soo Weeraray Deegaankaasi.<\/p>\n<p>Shabaab C\/casiis Abuu Muscab Afahayeenka Dhanka Howlgalada Al-shabaab ayaa sheegay in askariga dhaawac soo gaaray kadib uu u geeriyooday, iyadoona bayaan ka soo baxay Al-Shabaab oo lagu baahiyay barta Twitter-ka lagu sheegay in qalab milateri ay ka qabsadeen Ciidamadii Kumandoska Fransiska.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Abuu Muscab ayaa sheegay inuu wali nool yahay la heystihii u dhashay Faransiiska ee gacantooda ku jira Denis Allex, inkastoo aanay soo bandhigin Ninkaasi Ay Sheegeen Inu Wali Noolyahay.<\/p>\n<p>Dowlada Faransiiska ayaa Goor Hore sheegay inay la&#8217;yihiin mid ka mid ah askartooda, halka uu askari uga dhintay weerarkaas, waxaana Wasiirka gaashaandhiga Faransiiska Uu sheegay in la dilay Denis Allex Laguna Dilay Inta Uu Socday Weerarka.<\/p>\n<p>Jirka Meydka Askarigan Faransiska Ah oo ay ka muuqatay dhaawicii soo gaaray ayaa lagu soo bandhigay meel geed hoostiisa oo lagu tilmaamo karo beero, iyadoo ay dhinac yaaleen qalab kale oo ahaa agabkii milateri ee uu xirnaa, waxaana ka mid ahaa labo koofiyadood, qoryo noocyadooda casri yihiin iyo agab kale sida lagu sheegay bayaanka Ay Soo Saareen Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaq Dhaqaaqa Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Maanta soo bandhigay Meydka Askarigii Faransiiska ee ka mid ahaa Ciidamadii Kumaandoska ee Soo weeraray deegaanka Buulo Mareer. Xarakada Al-shabaab Inta Ayne Soo Bandhigin Meydkaani Ayaa Waxa Ay Sheegeen In in uu geeriyooday Askarigii Ay Sida Dhaawaca Ah Kaga Qabsadeen Ciidamadii Kumaandooska Ahaa Kuwaasi Oo Iyagoo Baadi Goob Ugu Jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11599","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11599","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11599"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11619,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11599\/revisions\/11619"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}