{"id":115899,"date":"2025-07-01T00:26:17","date_gmt":"2025-06-30T21:26:17","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=115899"},"modified":"2025-07-01T01:55:52","modified_gmt":"2025-06-30T22:55:52","slug":"hayadda-socdaalka-qaranka-soomaaliya-oo-dalka-keentay-qalab-sheegaya-cidii-dalalka-debedda-denbi-ka-soo-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/07\/hayadda-socdaalka-qaranka-soomaaliya-oo-dalka-keentay-qalab-sheegaya-cidii-dalalka-debedda-denbi-ka-soo-galay\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Socdaalka Qaranka Soomaaliya oo Dalka keentay Qalab sheegaya Cidii dalalka Debedda Denbi ka soo Galay."},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Socdaalka Soomaaliya ayaa hirgalisay nidaam cusub oo loo yaqaan PISCES, kaas oo ah hanaan casri ah oo wax weyn kusoo kordhinaya socdaalka dalka laguna ogaanayo hadii ay soo galaan kuwa dambiyo ka galay wadamadooda sida Kooxaha Argagexisada.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee Haya&#8217;dda Socdaalka iyo Jinsiyadaaha Soomaaliya, Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow, ayaa sheegay in nidaamkan PISCES, oo ay isticmaalaan in ka badan labaatan dal ay Soomaaliya u sahlayso inay la jaanqaaddo nidaamyada caalamiga ee adduunka.<\/p>\n<p>&#8220;Barnaamij wuxuu ka mid yahay dadaalo ay ka wadno haya&#8217;adda taas oo ugu talagalnay inaan dadka siino adeeg fiican h\u00e1&#8217;yadduna la jaanqado adduunka intiisa kale&#8221;ayuu yiri Dhuxulow oo wareysi siinayay BBC da.<\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka ayaa ka gacan ka siiyey Soomaaliya hannaankan cusub ee PISCES, kaas oo ay sidoo kale tabarayaal ka socda Maraykanku ay Muqdisho ku tababareen saraakiil ka tirsan hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku shaqaynaya hannaankan cusub.<\/p>\n<p>Qalabka nidaamkan cusub ee PISCES, ayaa lagu rakibay Muqdisho kaas oo hadda looga shaqa bilaabay garoonka Aadan Cabduule ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8220;Barnaamijka waa la rakibay waa la tijaabiyey, waana lagu guuleystay, wuxuu u saamaxayaa Soomaaliya inay qayb ka tahay socdaalka adduunka, dadka soo galaya iyo dadka ka baxayana in Soomaaliya heli karto xogtooda, lana aamini karo haya&#8217;addeena Socdalka lana jaanqaadi karno hay&#8217;addaha socdaalka ee adduunka inteeda kale&#8221; ayuu yiri Mustaf Dhuxulow.<\/p>\n<p>Agaasime Mustaf dhuxulow, wuxuu sheegay inay wadashaqayn yeellan doonaan dowladaha ku jira hannaanka PISCES, iyo booliska caalamiga ee Interpol taas u ogolaanaysa inaysan Soomaaliya noqon meel halaq mareena.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa si horumarsan u ogaan karaynaa cidkasta, waxaana adkaan doonto in dalka Soomaaliya ay ku dhuumaaleystaan dadka Al-qaacidada ah, ama alshabaab ah ama xagjirka ah ama dadka dambiyada adduunka ka soo galay&#8221; ayuu warkiisa sii raaciyay Agaasime Mustaf Dhuxulow.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya,Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo ka qayb galay kulanka lagu daahfurayey nidaanka PISCES, ayaa xusay in hannaankan uu sare u qaadayo awoodda dowladda ee la socodka dhaq-dhaqaaqa dadka, xakameynta tahriibka iyo dambiyada la xiriira, isla markaana uu kaalin mug leh ka qaadan doono sugidda amniga qaranka.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Socdaalka Soomaaliya ayaa hirgalisay nidaam cusub oo loo yaqaan PISCES, kaas oo ah hanaan casri ah oo wax weyn kusoo kordhinaya socdaalka dalka laguna ogaanayo hadii ay soo galaan kuwa dambiyo ka galay wadamadooda sida Kooxaha Argagexisada. Agaasimaha guud ee Haya&#8217;dda Socdaalka iyo Jinsiyadaaha Soomaaliya, Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow, ayaa sheegay in nidaamkan PISCES, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":115900,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-115899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115899","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=115899"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":115919,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115899\/revisions\/115919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/115900"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=115899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=115899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=115899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}