{"id":11560,"date":"2013-01-12T01:59:10","date_gmt":"2013-01-11T22:59:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11560"},"modified":"2013-01-12T01:59:10","modified_gmt":"2013-01-11T22:59:10","slug":"raiisalwasaaraha-soomaaliya-cabdi-faarax-shirdoon-oo-ka-hadley-wax-qabadka-xukuumada-mudada-55ka-cisho-ee-ay-jirtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/raiisalwasaaraha-soomaaliya-cabdi-faarax-shirdoon-oo-ka-hadley-wax-qabadka-xukuumada-mudada-55ka-cisho-ee-ay-jirtey\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisalwasaaraha soomaaliya cabdi faarax shirdoon oo ka hadley wax qabadka xukuumada mudada 55ka cisho ee ay jirtey"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisalwasaaraha soomaaliya dr cabdi faarax shirdoon saacid ayaa ka hadley wax qabadka xukuumadiisa mudada 55ka cisho ee ay jirtey iyo waxyaabo uu ra&#8217;iisalwasaaruhu ku sheegey dacaayad iyo hadalo fadhi kudirada laga sheego oo ku tilmaamey kuwo laga gudbey.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisalwasaare saacid ayaa sheegey in aysan jirin wax wada shaqeyn daro ah oo ka dhex jira hey&#8217;adaha,sida xukuumada,barlamaanka,iyo madaxtooyada  sidaas darteed buu yiri ra&#8217;iisalwasaare saacid,ha leyska daayo beenta iyo fadhi kudirirka la rabo in shaqo lagu abuurto taas oo saacid sheegey in laga soo gudbey waxyaabaha ay dadka qaarki jeclaan lahaayeen,mana soo noqoneyso m\/weyne iyo ra&#8217;iisalwasaare is heysta barlamaan iyo xukuumad is heysta iyo wixii ay hore usoo arki jireen.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisalwasaaraha oo ka hadlayey wax qabadka xukuumadiisa ayaa soo qaatey amniga muqdisho oo ra&#8217;iisalwasaaruhu sheegey in ay ku baxdey lacag dhan todobo milyan oo dolar isagoo sheegey in hada ay u diyaarsanyihiin ilaa kun askeri oo amniga in ay ka shaqeeyaan loogu talo galey.<\/p>\n<p>Warkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo shacabku in mudo ahba isla dhexmarayey awoodi ra&#8217;iisalwasaaraha in madaxweynuhu qaatey isaguna magac u yaal uu yahey,hadalada ayaa waxaa barbar socdey sawir gacmeedyo  barta internetka lasoo dhigey iyo waxyaabo la mid ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisalwasaaraha soomaaliya dr cabdi faarax shirdoon saacid ayaa ka hadley wax qabadka xukuumadiisa mudada 55ka cisho ee ay jirtey iyo waxyaabo uu ra&#8217;iisalwasaaruhu ku sheegey dacaayad iyo hadalo fadhi kudirada laga sheego oo ku tilmaamey kuwo laga gudbey. Ra&#8217;iisalwasaare saacid ayaa sheegey in aysan jirin wax wada shaqeyn daro ah oo ka dhex jira hey&#8217;adaha,sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11560","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11560","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11560"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11560\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11567,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11560\/revisions\/11567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}