{"id":115573,"date":"2025-06-15T00:13:28","date_gmt":"2025-06-14T21:13:28","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=115573"},"modified":"2025-06-15T01:18:11","modified_gmt":"2025-06-14T22:18:11","slug":"iran-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weraradii-gardarada-ahaa-ee-israaiil-ku-qaadey-dhul-weynaha-dalka-iran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/06\/iran-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weraradii-gardarada-ahaa-ee-israaiil-ku-qaadey-dhul-weynaha-dalka-iran\/","title":{"rendered":"Iran oo Jawaab kulul ka bixisay weraradii Gardarada ahaa ee Israa&#8217;iil ku Qaadey Dhul weynaha Dalka Iran."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Iran oo ka jawaabaysay weerarkii ay Israa\u2019iil ku dishay saraakiil ka tirsan ciidamada Iran, isla markaana ku burburisay qaar kamid ah warshadaha hubka Jimcihii shalay, ayaa samaysay weerar-celin, iyadoo raxan gantaallo ballistik ah ku garaacday qaybo kamid ah Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Weerarka Iran oo dhacay saacadihii dambe ee Jimcihii shalay, ayaa sababay argagax, orod iyo kala carar ay sameeyeen shacabka Israa\u2019iil, kaddib qaraxyo xooggan oo meel fog laga arkayay, kuwaas oo ka dhashay gantaallada Iran oo qaar ka mid ah ku dhaceen dhismayaal iyo saro ku yaalla magaalada Tel Aviv.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Iran, Ayatullah Cali Khumayni, ayaa yidhi:\u201cWeerarka Israa\u2019iil wuxuu horseeday dagaal toos ah. Ma noqonayso in Israa\u2019iil nagu dhufto oo dhaqaaqdo iyadoo aan loo jawaabin.\u201d<\/p>\n<p>Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ayaa sheegay in weerar kooban oo burbur xooggan geystay ay ku beegsadeen xeryo ciidan iyo xarumo ay leeyihiin ciidamada cirka ee Israa\u2019iil, kaddib amar kasoo baxay hoggaamiyaha ruuxiga ah. Warbaahinta dowladda Iran ayaa sheegtay in boqollaal gantaal oo raxan-raxan u socda lagu garaacay Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Milateriga Israa\u2019iil ayaa dhankooda sheegay in tirada gantaallada Iran ay ka yareyd 100, kuwaasoo intooda badan la qabtay ama aan gaadhin badhtilmaameedkoodii. Gantaallada dhulka ku dhacay ayaa qaar kamid ah ku habsadeen badhtamaha Tel Aviv.<\/p>\n<p>Saraakiil Mareykan ah oo aan magacooda la sheegin ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u xaqiijiyay in ciidamada Mareykanka ee ku sugan Bariga Dhexe ay soo rideen qaybo kamid ah gantaallada Iran. Sidoo kale, Boqortooyada Urdun (Jordan) ayaa sheegtay inay soo riday qaar kamid ah diyaaradaha iyo gantaallada qaar.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhaawacmay weerarrada Iran ku qaaday Israa\u2019iil, sida ay baahisay warbaahinta Israa\u2019iil ee Haaretz. Hay\u2019adda adeegyada degdegga ah ee Israa\u2019iil ayaa sheegtay in laba kamid ah dadka dhaawacmay ay wali ku hoos jiraan dhisme dumay.<\/p>\n<p>Goobjooge ayaa yidhi: \u201cGantaallo badan bay ahaayeen. Tel Aviv waligeed may arag weerar sidan oo kale ah. Waxaan arkayaa dhismayaal burburay iyo kooxaha adeegga degdegga ah oo dadka ka samatabixinaya burburka. Tani saameyn weyn bay ku yeelatay qalbiyada dadka Israa\u2019iil.\u201d<\/p>\n<p>Dowladda Israa\u2019iil ayaa weli sii wada weerarada ay ku badhtilmaameedsanayso xarumaha hubka ee Iran, halka dowladda Iran ay sheegtay inay soo ridday mid kamid ah diyaaradaha dagaalka Israa\u2019iil, isla markaana ay qabatay duuliye dumar ah.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Iran oo ka jawaabaysay weerarkii ay Israa\u2019iil ku dishay saraakiil ka tirsan ciidamada Iran, isla markaana ku burburisay qaar kamid ah warshadaha hubka Jimcihii shalay, ayaa samaysay weerar-celin, iyadoo raxan gantaallo ballistik ah ku garaacday qaybo kamid ah Israa\u2019iil. Weerarka Iran oo dhacay saacadihii dambe ee Jimcihii shalay, ayaa sababay argagax, orod iyo kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":115574,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-115573","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115573","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=115573"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":115592,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115573\/revisions\/115592"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/115574"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=115573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=115573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=115573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}