{"id":11556,"date":"2013-01-12T01:29:36","date_gmt":"2013-01-11T22:29:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11556"},"modified":"2013-01-12T02:07:56","modified_gmt":"2013-01-11T23:07:56","slug":"cqaadir-maxed-nuur-siidii-waa-arin-lagu-farxo-maadaama-cadaalada-la-horkenayo-ragga-lagu-so-qabtay-falaalka-amaandaro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/cqaadir-maxed-nuur-siidii-waa-arin-lagu-farxo-maadaama-cadaalada-la-horkenayo-ragga-lagu-so-qabtay-falaalka-amaandaro\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab Oo Maanta Xukuno Dil Ah Ku Fulisay 2 Ruux Ay  Ku Sheegeen Jawaasiis."},"content":{"rendered":"<p>Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaab Ee Gobolada Jubbooyinka ayaa maanta La Sheegay In Ay xukun dil ah ku fulisay dad Ay Sheegeen In Ay la shaqeynjiren ciidamada Kenya ee kusugan qeybo katirsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Fagaare ku yaal degmada Jilib oo xukun lagula fulinayay laba kamid ah Waxa Ay Ku Sheegeen Jawaasiis Kuwaa Oo Ay Al-shabaab Sheegeen In Ay kusoo hogaamin Jireen magaalada Kismaayo Ciidamada Kenya.<\/p>\n<p>Ragga la toogtay ayaa Magacyadooda Lagu kala Sheegey Xasan Xuseen Aadan oo kamid ahaa ciidanka Axmed Madoobe waxaana lagusoo qabtay howlgal ay Shabaabul-mujaahidiin ka sameeyeen duleedka Kismaayo<\/p>\n<p>Maxkamadda Xukuntay Labadaasi Ruux Qaadigeeda Ee Jubbooyinka ayaa fagaaraha toogashadu ka dhacaysay ka sheegay in Xasan Xuseen uu dambigiisa qirtay.<\/p>\n<p>Ibraahim Maxamuud oo Isna Ay Shababku Ku Eedeyeen Jaasuus ka howlgelayay Kismaayo waxaa lagu qabtay midkamida Koontaroolada Jubbooyinka isagoo iskusoo dhax qariyay gaari shacab ah Sida Ku Andacoonayeen Masuliyiin Al-shabaab Ee Xukunada Ku Riday Ragaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaab Ee Gobolada Jubbooyinka ayaa maanta La Sheegay In Ay xukun dil ah ku fulisay dad Ay Sheegeen In Ay la shaqeynjiren ciidamada Kenya ee kusugan qeybo katirsan Soomaaliya. Fagaare ku yaal degmada Jilib oo xukun lagula fulinayay laba kamid ah Waxa Ay Ku Sheegeen Jawaasiis Kuwaa Oo Ay Al-shabaab Sheegeen In Ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11556","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11556"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11569,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11556\/revisions\/11569"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}