{"id":115399,"date":"2025-06-06T01:11:06","date_gmt":"2025-06-05T22:11:06","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=115399"},"modified":"2025-06-06T01:28:03","modified_gmt":"2025-06-05T22:28:03","slug":"gogosha-wadatashiga-madaxweyne-xasan-sheekh-ku-baaqay-oo-madaxweynihii-hore-dhaliilay-sida-wax-u-socdaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/06\/gogosha-wadatashiga-madaxweyne-xasan-sheekh-ku-baaqay-oo-madaxweynihii-hore-dhaliilay-sida-wax-u-socdaan\/","title":{"rendered":"Gogosha Wadatashiga Madaxweyne Xasan Sheekh ku Baaqay oo Madaxweynihii Hore Dhaliilay sida wax u Socdaan.."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si weyn waxa uu u dhaliilay Hannaanka loo maareeyey Gogosha Wadatashiga ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay 1-dii bishan Juun, cidda lagu martiqaaday iyo ajandaha guud ee la tilmaamay.<\/p>\n<p>Farmaajo waxa uu sheegay in hanaanka uu hadda wax kuwado Madaxweynaha in ay muujinayaan in wali uu ka leexanayo inuu si dhab ah u wajaho xaaladda siyaasadeed ee dalka ka jirta iyo culeyska ay leeyihiin arrimaha masiiriga ah ee khilaafaadku ka taagan yihiin.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Sida aan marar badan ku talinnay arrimaha heshiiska siyaasadeed u baahan ee taabanaya masiirka shacabka Soomaaliyeed iyo nidaamka dowladnimada dalka waa mas\u2019uuliyad wadareed ay tahay in talo-wadaag ay ka yeeshaan dhammaan heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed, si loo ilaaliyo midnimada dalka iyo wax wada-lahaanshaha dadka Soomaaliyeed, waxaase muuqata inuusan Madaxweynuhu wali garowsan arrintaas, uuna ku socdo siyasaasadda ku dhisan cidna loo joojin maayo.&#8221; ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray Farmaajo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh in uu u jihaystay dhabbe dalka gelinaysa qalalaase hor leh, waxaana uu carabka ku dhuftay in taas marag u ah hannaanka marti-qaadka Madaxweynaha oo ah mid aan ka jawaabayn arrimaha udub-dhexaadka u ah khilaafka taagan ee ay ugu waawayn yihiin wax-ka-beddelka dastuurka iyo arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Madaxweynaha Soomaaliya uu hadda qorshaynayo wax-ka-beddel horleh oo sharci darro ah oo uu ku sameeyo 11-kii cutub ee ka badqabay dastuurkii heshiiska lagu ahaa.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Marti-qaadka Gogosha Wadatashiga waxaa sidoo kale garab socda fulinta hannaan doorasho oo aan heshiis lagu ahayn taas oo ku salaysan sharciyada iyo guddiyada doorashada ee uu Madaxweynuhu samaystay, waxaana xusid mudan sida muwaadiniinta Soomaaliyeed loogu qasbayo is-diiwaangelin qasab ah looguna xad gudbayo xaquuqda aasaasiga ah ee muwaaadinka.&#8221; ayuu markale yiri Farmaajo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Ugu dambeyn waxa uu Farmaajo ku baaqay si xal looga gaaro khilaafaadka siyaasadeed, loogana baaqsado dhaawac soo gaara midnimada dalka, in Madaxweynuhu uu si dhab ah u wajaho xaaladda taagan, kuna soo laabto Dastuurkii heshiiska lagu ahaa ee lagu doortay, gogosha wadatashiga iyo go\u2019aannada masiiriga ahna ay noqdaan kuwo loo dhan yahay oo ay ka qaybqaataan dhammaan labada heer ee Dowladda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2025\/images\/Jun\/202565638847101651895392.jpg\" \/><\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si weyn waxa uu u dhaliilay Hannaanka loo maareeyey Gogosha Wadatashiga ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay 1-dii bishan Juun, cidda lagu martiqaaday iyo ajandaha guud ee la tilmaamay. Farmaajo waxa uu sheegay in hanaanka uu hadda wax kuwado Madaxweynaha in ay muujinayaan in wali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":115327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-115399","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115399","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=115399"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115399\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":115408,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115399\/revisions\/115408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/115327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=115399"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=115399"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=115399"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}