{"id":11537,"date":"2013-01-11T01:58:25","date_gmt":"2013-01-10T22:58:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11537"},"modified":"2013-01-11T01:58:25","modified_gmt":"2013-01-10T22:58:25","slug":"askar-ciidamada-xoga-ka-tirsan-oo-maanta-leyska-hortaagey-gabar-ay-kufsan-rabeen-magaalada-marka-dhexdeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/askar-ciidamada-xoga-ka-tirsan-oo-maanta-leyska-hortaagey-gabar-ay-kufsan-rabeen-magaalada-marka-dhexdeeda\/","title":{"rendered":"Askar ciidamada xoga ka tirsan oo maanta leyska hortaagey gabar ay kufsan rabeen magaalada marka dhexdeeda."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo beryahan lala yaabanyahey kufsiga sii kordhaya ee ay askarta xoga dalku u geysanayaan haweenka ayaa maanta waxaa magaalada marka gudaheeda ka dhacey qiso aan hore loo arkin iyo dad rayid ah oo ku qasbey askar hubeysan in ay ka huleelaan iyagoon danihii ay u socdeen gaarin.<\/p>\n<p>Waxaa maanta magaalada marka gudaheeda soo galey askar ku labisan tuute oo hubeysan,guri magaalada dhexdeeda ah ayey gargaraaceen dabadeedna gabar guriga ku jirtey ayey gacanta qabsadeen soona jiideen,dabadeed maxaa dhacey?<\/p>\n<p>Dadki rayidka ahaa ee deriska la ahaa guriga gabadha lagala baxayey ayaa kusoo xoomey askartii iyagoo qof walba waxa gacanta usoo gala uu ku tuurey kii dhagax hela,kii jaqaf hela iyo kii bir iyo qori helaba askartii ayaa roob loogaga dhigey tuuryo,waxeyna askarti hubeysneyd ku ka kaliftey in ay cagaha wax ka dayaan iyagoo is leh naftiina badbaadsada kufsi waa halkiisee,talaabadan geesinimada xambaarsana waa mid aad loo soo dhaweeyey oo ku dayasho mudane dadka soomaaliyeed waa in ay sharaf ku dhintaan intii ay dulinimo ku dhiman lahaayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo beryahan lala yaabanyahey kufsiga sii kordhaya ee ay askarta xoga dalku u geysanayaan haweenka ayaa maanta waxaa magaalada marka gudaheeda ka dhacey qiso aan hore loo arkin iyo dad rayid ah oo ku qasbey askar hubeysan in ay ka huleelaan iyagoon danihii ay u socdeen gaarin. Waxaa maanta magaalada marka gudaheeda soo galey askar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11537","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11537"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11541,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11537\/revisions\/11541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}