{"id":1153,"date":"2011-06-03T17:56:54","date_gmt":"2011-06-03T17:56:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1153"},"modified":"2011-06-03T17:56:54","modified_gmt":"2011-06-03T17:56:54","slug":"waxaa-isa-soo-taraya-qasaaraha-ka-dhashay-duqeymo-xoogan-oo-ay-ciidamada-shisheeye-ka-geesteen-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/waxaa-isa-soo-taraya-qasaaraha-ka-dhashay-duqeymo-xoogan-oo-ay-ciidamada-shisheeye-ka-geesteen-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"WAXAA ISA SOO TARAYA QASAARAHA KA DHASHAY DUQEYMO XOOGAN OO AY CIIDAMADA SHISHEEYE KA GEESTEEN MAGAALADA MUQDISHO"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Muqdisho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1154\" title=\"Muqdisho\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Muqdisho-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Muqdisho-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Muqdisho.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wariyayaal ka tirsan wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom ayaa booqday qaar ka tirsan ispitaladii la dhigay bukaanadii ku wax yeeloobay duqeymo arxan daro ah oo ay shisheeyaha shalay magaalada muqdisho ay ka geesteen<br \/>\nwariyayaasheena ayaa soo shegay in ay kula kulmeen ispitaaladii ay booqdeen inka badan 40 qofood oo ay qaarkood shahiideen ka hor inta wariyayaashema ay gaarin ispitaaladaasii<br \/>\nSidoo kale madaaficdaasi ayaa waxaa ku shahiiday in ka badan 20 qofood oo rayid ah kuwaaso ku sugnaa guryahooda iyo goobo ganacsi oo ay leeyihiin<br \/>\nCiidamada shisheeye ee dalalka Uganda iyo Burundi ayaa waxa ay caado ka dhigteen duqeymaha arxandarada ah oo ay geesanayaan goobaha dadka rayidka ah ay suganyihiin ee magaalada muqdisho.<\/p>\n<p><\/strong><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953<\/p>\n<p><\/em>(<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><\/strong><strong><span style=\"text-decoration: underline;\">info@warsom.com<\/span><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><\/strong><strong><span style=\"text-decoration: underline;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wariyayaal ka tirsan wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom ayaa booqday qaar ka tirsan ispitaladii la dhigay bukaanadii ku wax yeeloobay duqeymo arxan daro ah oo ay shisheeyaha shalay magaalada muqdisho ay ka geesteen wariyayaasheena ayaa soo shegay in ay kula kulmeen ispitaaladii ay booqdeen inka badan 40 qofood oo ay qaarkood shahiideen ka hor inta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1153","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1153"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1156,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1153\/revisions\/1156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}