{"id":115255,"date":"2025-05-31T21:50:20","date_gmt":"2025-05-31T18:50:20","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=115255"},"modified":"2025-06-01T00:12:19","modified_gmt":"2025-05-31T21:12:19","slug":"xoghayihii-hore-ee-difaaca-dalka-ingiriiska-oo-sheegay-in-mareykanku-ka-guurayo-soomaaliya-mid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/05\/xoghayihii-hore-ee-difaaca-dalka-ingiriiska-oo-sheegay-in-mareykanku-ka-guurayo-soomaaliya-mid-ah\/","title":{"rendered":"Xoghayihii Hore ee Difaaca Dalka Ingiriiska oo Sheegay in Mareykanku ka Guurayo Soomaaliya Mid ah."},"content":{"rendered":"<p>Xoghayihii hore ee difaaca Ingiriiska, haatana ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Hoose, Gavin Williamson, ayaa sheegay inuu hayo xog dhamaystiran oo muujinaysa in Maraykanku uu Somaliland aqoonsanayo.<\/p>\n<p>Williamson oo waraysi siiyay The Guardian, ayaa sheegay in Maraykanku uu isbeddel weyn ku samaynayo siyaasaddiisa ku aaddan Soomaaliya, isla markaana uu ka guurayo siyaasaddii ahayd &#8220;Soomaaliya mid ah&#8221;, sida uu ku hayo xog uu ka helay saraakiil Maraykan ah.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan la hadlay dhowr qof toddobaadkan, waxyaabaha aan ka ogaadayna waxa ka mid ah in aqoonsigu meel fiican marayo. Sidoo kale, hore ayay uga tageen siyaasaddii midnimada Soomaaliya,&#8221; ayuu yidhi Williamson.<\/p>\n<p>Williamson waxa uu aaminsan yahay in Maraykanku noqon doono waddanka ugu horreeya ee si rasmi ah u aqoonsada Somaliland. Waxa uu sheegay in Madaxweyne Trump uu aqoonsigaas dhamaystiri doono inta aanu dhammaan muddo-xileedkiisu.<\/p>\n<p>Danjire Baashe Cumar, wakiilkii hore ee Somaliland u fadhiyay Imaaraadka iyo Kenya, oo isna u warramay The Guardian, ayaa sheegay in saraakiil Maraykan ah oo uu dhawaan kula kulmay Abu Dhabi ay muujiyeen niyad-jab ku aaddan siyaasadda &#8220;Soomaaliya mid ah&#8221;.<\/p>\n<p>&#8220;Wararka aynu ka helayno daaha dabadiisa waa kuwo dhiirrigelin leh. Maraykanku waxa uu u socdaa jihada saxda ah,&#8221; ayuu yidhi Danjire Cumar.<\/p>\n<p>Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Khadar Xuseen Cabdi, oo 29-kii May ka hadlay munaasibadda furitaanka Xafiiska Somaliland ee Kenya, ayaa sheegay in xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo Maraykanku uu meel fiican marayo, isla markaana war farxad leh laga fili karo.<\/p>\n<p>&#8220;Washington ayay shaqadu sidoo kale ka socotaa. Wasiirkii arrimaha dibadda iyo la-taliyayaashiisuba shaqo aad u adag ayay hayaan. Dhawaan, rag aan ogahay in ay qixin doonaan ayaa soo socda,&#8221; ayuu yidhi Wasiirku.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhankeeda wada dadaallo ay ku horjoogsanayso xidhiidhada diblomaasiyadeed ee Somaliland la yeelanayso caalamka, iyada oo kaashanaysa hay\u2019ado sharci oo ka dhisan Maraykanka.Sidoo kale, Soomaaliya waxay aqoonsiga Somaliland ku tilmaantay mid xadgudub ku ah madaxbannaanideeda.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan joojisay isticmaalka baasaboorka Taiwan, iyada oo sabab uga dhigtay xidhiidhka u dhexeeya Taiwan iyo Somaliland, arrintaas oo ay ka cadhoodeen diblomaasiyiin Maraykan ah.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayihii hore ee difaaca Ingiriiska, haatana ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Hoose, Gavin Williamson, ayaa sheegay inuu hayo xog dhamaystiran oo muujinaysa in Maraykanku uu Somaliland aqoonsanayo. Williamson oo waraysi siiyay The Guardian, ayaa sheegay in Maraykanku uu isbeddel weyn ku samaynayo siyaasaddiisa ku aaddan Soomaaliya, isla markaana uu ka guurayo siyaasaddii ahayd &#8220;Soomaaliya mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":115256,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-115255","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115255","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=115255"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115255\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":115273,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115255\/revisions\/115273"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/115256"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=115255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=115255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=115255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}