{"id":11522,"date":"2013-01-10T23:48:29","date_gmt":"2013-01-10T20:48:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11522"},"modified":"2013-01-11T00:50:38","modified_gmt":"2013-01-10T21:50:38","slug":"maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukuno-kala-duwan-ku-riday-askar-ku-sugan-g-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukuno-kala-duwan-ku-riday-askar-ku-sugan-g-sh-hoose\/","title":{"rendered":"Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Askar Ku Sugan G\/ Sh\/ Hoose."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta saddex ka tirsan ciidamada milateriga oo dhac geystay ayaa xukun shan sano xarig ah ku riday, iyadoo digniin u dirtay askarta ku howlan dhibaatooyinka ay ka geysteen gobolka Shabellaha Hoose Iyo Meelwalbo Ay Ka Taliyaan Dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Jen.Mungaab Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in askari walba oo dhibaato u geysta shacabka la ciqaabi doono, askarigii kufsada gabar Soomaaliyedna Lagu Fulindoono dil toogasho lagu.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxa Uu Sheegay Jen, Mungaab in saddex ka tirsan askarta loo haayo fal kufsi ah, isla markaana baaritaan lagu sameyn doono, hadii ay ku cataana xukun dil Ay Ku Fulindoonto Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida.<\/p>\n<p>Garoorayaasha Maxkamada Mid Ka Mid Ah ayaa sheegay in saddex ka tirsan askarta milateriga ay qirteen dambigooda, isla markaana maxkamadu la wareegtay qoryihii ay ku howl galayeen, waxaana intaa uu ku daray in lacago shiling Soomaali iyo mobilo ay dhaceen Askartaasi.<\/p>\n<p>Gobolka Shabellaha Hoose Ayaa Maalmihii La Soo Dhaafay laga soo sheegayay falal isugu jira dhac, boob iyo kufsi ay geysanayeen ciidamada milateriga dowladda, waxaana cabashada shacabka ka soo yeereysay ay aheyd mid sii xoogeysaneysay Iyadoona Maanta Maxkada Ciidamada Qalabka Sida Ay Jawaab Kulul Ka Bixisay Qeylo Dhaanta Ka Timid Shacabka Ku Nool Sh\/ Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta saddex ka tirsan ciidamada milateriga oo dhac geystay ayaa xukun shan sano xarig ah ku riday, iyadoo digniin u dirtay askarta ku howlan dhibaatooyinka ay ka geysteen gobolka Shabellaha Hoose Iyo Meelwalbo Ay Ka Taliyaan Dowlada Soomaaliya. Jen.Mungaab Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11522","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11522"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11533,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11522\/revisions\/11533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}