{"id":115050,"date":"2025-05-24T23:25:04","date_gmt":"2025-05-24T20:25:04","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=115050"},"modified":"2025-05-25T00:06:06","modified_gmt":"2025-05-24T21:06:06","slug":"awooda-macawisleyda-in-laga-faaiideysto-oo-taliye-sanbalooshe-ugu-baaqay-dawladda-federalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/05\/awooda-macawisleyda-in-laga-faaiideysto-oo-taliye-sanbalooshe-ugu-baaqay-dawladda-federalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Awooda Macawisleyda in laga Faa&#8217;iideysto oo Taliye Sanbalooshe ugu Baaqay Dawladda Federalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa si weyn ugu amaanay ciidanka Macawiisleeyda beesha Xawaadle sida ay uga go&#8217;an tahay dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Agaasime Sanbaloolshe ayaa khudbad xasaasi aheyd ka jeediyay kulan ka dhacay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan oo ay goobjoog ka ahayeen, Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka, Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle, saraakiisha ciidamada, Hoggaanka Macawiisleyda iyo qaar ka mid ah waxgaradka beesha.<\/p>\n<p>Taliyaha hay&#8217;adda NISA ayaa ka dalbaday Macawiisleeyda beesha Xawaadle ineysan ku ekaanin difaaca deegaanadooda kaliya oo ay gacan ka geystaan sidii Al-shabaab looga xureyn lahaa deegaanada kale oo ay ku sugan yihiin kooxda.<\/p>\n<p>\u201cDagaalka aan anaga hada ku jirno keliya ma ahan inan difaacanayno deegaanadeena ee waa inaan soo celina dhamaan deegaanadii ay qabsadeen Khawarijta, maxaa yeelay nimankan inta Aadan Yabaal, Ceelbaraf iyo Ceel Cali Axmed ay difaac uga jiraan oo godad uga qodan yihiin nabad kuma seexan karno, welwel la\u2019aan kuma seexan karno oo kalsooni kuma seexan karno.\u201d ayuu yiri Agaasimaha Hay\u2019adda NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe ayaa sidoo kale u sheegay\u00a0 Macawiisleeyda Xawaadle iney astaan u yihiin guud ahaan umada Soomaaliyeed, islamarkaana horay iyo gadaal ay u dhaw dahay iney\u00a0 yihiin horay usii socdaan, islamarkaana kooxdu ay marayaan xaalad quus ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad iyo aad idiin kugu guubaabinayaa adkeysiga aad sameyseen iyo calaamada aad Soomaali u tihiin, oo Shabaab markii horena aad sarteen oo madaxiisa aad bajiseen oo aad tusteen in laga adkaan karo, markii la joogay 2022. Maalintaas iyo maantana waad ogtihiin oo difaac kama aadan bixinaha oo dagaal kama bixin, oo intaas waxay qorsheynayeen inay na qaybiyaan oo ay na cadaadiyaan oo aan is dhiibno, oo ay na kala furfuraan oo na xoogaan oo na san duleeyaan, marnaba arrinkaas isaga ah madaxa uma raaricin.\u201d ayuu yiri Agaasimaha hay&#8217;adda NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale Taliye Sanbaloolshe uu ugu baaqay beelaha gobolka degan ee aan qeybta ka ahayn dagaalka mudada dheer socda iney kusoo biiraan oo ay qaataan kaalintooda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan codsi u soo jeedinayaa inuu dadku isa soo raaco, naf iyo maalba wixii ay u huri karaan inay u soo huraan.Waxaan codsi u jeedinayaa in Shabaab maanta waxa u haray waa yar yihiinee aan is raacino, guul aan idiinka baqiilaynana ma jirto, guushana waa isla leenahay, guul daradana waan isla leenahay\u201d ayuu yiri taliye Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Agaasime Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa Madaxda dowladda Fedaraalka ugu baaqay in laga faa\u2019iideysto cududda ciidanka difaaca deegaanka inta ay ka go\u2019an tahay dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliyeed waxaan leeyahay meeshaan waxaa ka furan fursad militari oo Shabaab lagu jebin karo, rabitaanka, geesinimada iyo go\u2019aanka dadka deegaankan laga faa\u2019iideysan karo. Waxba yaan la cago jiidin, waxba yaanan shirar waqti lagu luminin. Dab meeshuu ka shidan yahaa la rabaa in qoryaha lagu sii shido.\u201d ayuu yiri Taliye Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee Macawiisleyda reer Hiiraan ayaa xudun u ah dagaalka ka socda dalka ee dowladda Fedaraalka ku dooneyso in Al-shabaab looga xureeyo guud ahaan dalka.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa si weyn ugu amaanay ciidanka Macawiisleeyda beesha Xawaadle sida ay uga go&#8217;an tahay dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab. Agaasime Sanbaloolshe ayaa khudbad xasaasi aheyd ka jeediyay kulan ka dhacay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan oo ay goobjoog ka ahayeen, Xildhibaano ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":115051,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-115050","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115050","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=115050"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115050\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":115070,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/115050\/revisions\/115070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/115051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=115050"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=115050"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=115050"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}