{"id":114914,"date":"2025-05-20T22:46:43","date_gmt":"2025-05-20T19:46:43","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=114914"},"modified":"2025-05-21T00:15:23","modified_gmt":"2025-05-20T21:15:23","slug":"khidmada-laga-qaado-xujeyda-xajka-u-socota-oo-madaxweyne-xasan-sheekh-amray-in-la-dhimo-adeeg-hufana-ay-helaan-xujeydu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/05\/khidmada-laga-qaado-xujeyda-xajka-u-socota-oo-madaxweyne-xasan-sheekh-amray-in-la-dhimo-adeeg-hufana-ay-helaan-xujeydu\/","title":{"rendered":"Khidmada laga Qaado Xujeyda Xajka u Socota oo Madaxweyne Xasan Sheekh Amray in la Dhimo Adeeg hufana ay helaan Xujeydu."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si weyn uga hadlay arrimaha quseeya xajka iyo qidmadaha ay qaadaan Shirkadaha Duulimaadka ee ay Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Islaamka ay u igmaday in Xujeeyda Soomaalida laga qaado si ay xajiyaan, waxaana uu faray wasiirka wasaaradda Sheekh Mukhtaar Roobow in la dhimo lacagta Xaajiga Soomaaliga ah ku xajiyo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shaaca ka qaaday sidoo kale in loo baahan yahay in si weyn ay wasaaradda ay u tayeeyso adeegyada ay Xujeeyda Soomaalida ay helaan marka ay tagaan dalka Sacuudi Carabiya, waxaana uu xusay in aysan dareemin Soomaalida culeeys dhinaca adeegyada Xajka ah.<\/p>\n<p>&#8220;Xaajiga Lacagta khidmada uu ku xajinayo waa in la dhimaa, lacagta laga qaadaya muwaadinka Soomaaliga ee maanta jirtaa waa in la dhimaa, qodobka labaad waxa ay tahay in kor loo qaado adeega xujeeydeeni helaan waa in kor loo qaada oo la qurxiyaa, wasiir waxaan kaa rabnaa in lacagta la dhimo adeeg tayo lehna ay helaan Xujeeyda&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xujeeyda Soomaalida horey loo dajin jiray Muzdalifa balse sanadkaan ay degi doonaan magaalada Mina, waxaana uu xusay in Wasaaradda ay kharash ku bixisay sidii loo heli lahaa goob wanaagsan oo ay degaan Xujeeyda Soomaalida.<\/p>\n<p>Waxa uu Madaxweyne Xasan uu ugu baaqay Wasaaradda in shacabka ay uwada siinnaadaan inay xajiyaan oo lala socdo qofka sanad waliba iskaga noqnoqda inuu soo xajiyo, waxaana uu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay kordhin doonto tirada xujeeyda ee ka baxda Soomaaliya maadama ay hadda wali ay yihiin tiro yar oo horey loo qoondeeyay.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayuu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ka sheegay furitaanka dhismaha cusub ee Wasaaradda Diinta iyo arrimaha Islaamka oo maanta munaasabadeedi daah furka lagu qabtay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si weyn uga hadlay arrimaha quseeya xajka iyo qidmadaha ay qaadaan Shirkadaha Duulimaadka ee ay Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Islaamka ay u igmaday in Xujeeyda Soomaalida laga qaado si ay xajiyaan, waxaana uu faray wasiirka wasaaradda Sheekh Mukhtaar Roobow in la dhimo lacagta Xaajiga Soomaaliga ah ku xajiyo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":114915,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-114914","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114914"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114936,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114914\/revisions\/114936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}