{"id":11490,"date":"2013-01-08T22:25:12","date_gmt":"2013-01-08T19:25:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11490"},"modified":"2013-01-08T22:25:12","modified_gmt":"2013-01-08T19:25:12","slug":"ciidamo-dhaawac-iyo-dhimasho-isugu-jira-oo-itoobiyaan-ah-ayaa-laga-qaadey-gedo-meeqaa-dhimasha-meeqaa-dhaawaca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/ciidamo-dhaawac-iyo-dhimasho-isugu-jira-oo-itoobiyaan-ah-ayaa-laga-qaadey-gedo-meeqaa-dhimasha-meeqaa-dhaawaca\/","title":{"rendered":"Ciidamo dhaawac iyo dhimasho isugu jira oo itoobiyaan ah ayaa laga qaadey gedo meeqaa dhimasha ?meeqaa dhaawaca?"},"content":{"rendered":"<p>Dagaalo kul kulul oo beryahan ka socdey gobolka gedo ayaa waxaa la sheegayaa in maanta halkaa laga qaadey askar dhimatey meydkood iyo kuwo dhaawaca,waxaana lagu soo waramayaa in ciidamada itoobiya iyo kuwa ahlusuna ay wehliyaan kuwa dawlada oo isku dhinac ah ay la dagaalamayaan ciidamada dagaalyahanada alshabaab,waxeyna dad badani la yaabanyihiin isbaheysatada intaa la eg ee ilaa hada natiijo aan ka heyn dagaal labo sano ay kaga jireen gobolka gedo oo kaliya.<\/p>\n<p>Ciidamada meydkooda laga qaadey gedo ayaa tiradooda lagu sheegey ilaa 17 askeri halka 27 dhaawacana ay la socdeen meydadka loo qaadey dhulkii ay kasoo duuleen abwaan horaana yiri ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibeysaa waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa.<\/p>\n<p>Dhimashada iyo dhaawaca itoobiyaanka loo qaadey itoobiya ayaa kusoo beegmaya waqti la filayo dhawaan in shir wax lagaga bedelayo hawlgalada AMISOM,kaas oo ay sheegeen wafti ka socdey midawga afrika oo maanta muqdisho yimid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalo kul kulul oo beryahan ka socdey gobolka gedo ayaa waxaa la sheegayaa in maanta halkaa laga qaadey askar dhimatey meydkood iyo kuwo dhaawaca,waxaana lagu soo waramayaa in ciidamada itoobiya iyo kuwa ahlusuna ay wehliyaan kuwa dawlada oo isku dhinac ah ay la dagaalamayaan ciidamada dagaalyahanada alshabaab,waxeyna dad badani la yaabanyihiin isbaheysatada intaa la eg [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11490","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11490"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11497,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11490\/revisions\/11497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}